Home » March 31st, 2019 Entries posted on “March, 2019”

Daawo:-Dowladda Soomaaliya oo shaqada ka caydhisay masuul tageeray xidhiidh lala yeesho Israel-Video

Muqdisho (HM)-Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee DFS, Axmed Ciise Cawad ayaa la sheegay inuu  shaqada kacayriyey  C/llaahi  Axmed Dool oo ahaa Agaasimihii Xafiika Wasiirka, kadib, markii uu Sarkaalkaasi bartiisa Twitterka ku soo qoray Qoraal uu ku taageerayo inay Somalia xiriir la yeelato Israel. C/llaahi Dool waxa uu Twitter-kiisa k uqoray inaysan diplomaasiyad ahaan […]

March 31st, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Fadeexadii imaaradka ka raacday Jabuuti iyo Ismaaciil Cumar Geelle oo kashifay-Video

Hargeisa  ( HM) Ismaaciil Cumar Geelle Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah uga hadlay khilaafka iyo dacwadda u dhaxeysa Dowladda Jabuuti iyo Sharikadda Dekadaha Dubai. Madaxweyne Geelle ayaa sheegay in DPWorld iyo Jabuuti ay heshiis galeen markii ugu horreysay kaddibna ay dhameysteen qodobadii ay ku heshiiyeen. Mr Geelle ayaa sheegay in […]

March 31st, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Maxaa Puntland uga qorsheysan Wasiirka cusub ee gaashaandhiga Soomaliland-Video

Hargeisa  (HM ) Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maalintii shalay  Wasiirkii hore ee Cadaaladda oo ah Nin dhalinyaro ah, Wuxuu u magacaabay  Wasiirka Gaashaandhiga, Iyadoo Xilkaasi laga Qaaday  Wasiirkii Gaashaandhiga iyo Masuuliyiin kale. Cabdiqani Maxamuud Caateeye Wasiirka Cusub ee Gaashaandhiga Somaliland, ayaa ugu horayn soo dhoweeyay Xilka loo magacaabay, Wuxuuna  mar laga waydiiyey Waxa uga […]

March 31st, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Al-shabaab oo sheegay sababta ay xiligan u kordhiyeen weerarada iyo Qaraxyada Muqdisho.

Muqdisho (HM)-Afhayeenka guud ee Xarakada Alshabaab Sheekh Cali Maxamuud (Sh. Cali Dheere) ayaa laga wareystay xaaladda amniga iyo sababta ay u kordhiyeen weerarrada ay ka geysteen magaalada Muqdisho, isagoo ka hadlay qorsheyaasha Alshabaab. Sheekh Cali Dheere ayaa sheegay in dagaalka Alshabaab uu muddo dheer soo taagnaa ujeedka loo laba-laabanayna ay tahay in dalka laga saaro […]

March 31st, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Dowladda Soomaaliya oo goordhow ku dhaawaaqday in xaalad deg deg ah lagu soo rogay Magaalada Muqdisho-Video

Muqdisho (HM)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Eng Yariisow ayaa Caawa shaaciyay in Magaalada Muqdisho uu ka bilowday howlgalo culus,kadib markii mudooyinkii dambe ay ka dhaceen falal amni daro. Duqa Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in howlgalkan inta uu socdo dadka shacabka loo baahan yahay inay la shaqeeyaan Hay’adaha amniga,isla markaana […]

March 30th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Madaxweynaha Maamulka Puntland oo Boosaaso gaadhay-Video

Boosaaso ( HM ) Siciid Cabdulaahi Deni Madaxwaynaha Puntland  iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa maanta soo gaadhay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Madaxweynaha iyo wefdigiisa oo kasoo amba baxay degmada Carmo soona maray deegaanada laamiga ku teedsan ayaa waxaa kantaroolka Boosaaso uga hortagay masuuliyiin ka tirsan dowlada sida wasiiro,xildhibaano iyo maamulka gobolka iyo kan degmada […]

March 30th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Hargeysa Xiisad culus oo ka dhex taagan Nin Sheekh ah iyo Garyaqaanka Soomaliland-Video

Hargeisa (HM) Sheikh Lagu magcaabo Cabdiraxmaan Dheere ayaa maalintii Shalay  Masaajid Hargeysa ku yaal Ka jeediyey Hadalo Xiisad Kiciyey, Kuwaasi oo uu kaga hadlay Cadaaladda, Isagoo siwayn u dhaliilay Xubnaha u dooda Xaquuqul Insaanka iyo Dhalinyaro Darbi Jiifa ahayd oo dhowaan lagu xidhay Hargeisa. HALKAN KA DAAWO VIDEO Garyaqaan Guuleed Dafac oo Warbaahinta kula hadlay […]

March 30th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Deg Deg:-Muuse Biixi oo xilalka ka qaaday Wasiirada gaashaandhiga iyo Warfaafinta Soomaliland-Akhriso

Hargeysa (HM)-Madaxweynaha Maamulka Soomaliland ayaa maanta waxaa uu xilalkii ka qaaday wasiiro badan iyo agaasimayaal waxaana wasiiradaa kamid ahaa wasiirka Gaashaandhiga Soomaliland iyo Wasiirka Warfaafinta oo lagu eedeeyay musuq maasiq baahsan  in ay dhex dabaasheen ,wareegto goordhayd kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Biixi ayaa u qorneyd sidan:-Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo […]

March 30th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Xildhibaan Jeesow:-Mooshin ayaan ka keeneynaa Wasiirada Xildhibaanada ah-Video

Muqdisho (HM) – Waxaa Maanta Kooram la’aan u baaqday kulankii ay lahaayeen Xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya markii ay soo xaadiri waayeen Xildhibaan badan oo ku sugan Muqdisho. Qaar ka tirsan XIldhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku hanjabay inay mooshin ka keeni doonaan XIldhibaanada Wasiirada ah ee Maanta si kas ah uga baaqday kulankii Baarlamaanka. Xildhibaan Daahir Aamin Jeesow […]

March 30th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Mahad Cawad:-Xamar waa la wada leeyahay balse inta kale Qoysas baa leh-Video

Muqdisho ( HM ) Gudoomiye ku-xigeenka labaad ee baarlamanka Soomaaliya, Mahad Cawad ayaa sheegay in magaalada Muqdisho ay tahay magaalo Soomaali oo dhan ka dhaxeysa, hase yeeshee magaalooyinka kale ee dalka ay kala leeyihiin qabiilo. “Soomaaliyey aan runta isu sheegno, Soomaali waxaa ka dhaxeeya kaliya calanka bulugga ah iyo Xamar, inta kale waxaa kala leh qoysas” ayuu […]

March 30th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah; Sanbaloolshe, waa siyaasi isagoon u qaan gaadhin siyaasada, oo qaxooti degan Ingiriiska xilal...
  • Turab: Bismillaah Axmed madoobe ma aha M/weynaha Jubbaland, laakiin wuxuu ahaa M/weynihii hore ee Jubbaland. Sidee...
  • Abdi: Mayarkaas Hargeisa wax baa ka jira. Media-hu waa weriyey in “Bisad Suulli Ku Dhacday La Badbaadiyey oo...
  • Rasta buuni: Rasta
  • Abdi: War Majeerteen guracan iga dheh.