|

Daawo:-Puntland oo beenisay in Dagaal ka dhacay Degmadda Boocame-Video

Laascaanood (HM)-Xilli War-Baahinta Gudaha Qaarkood Ay Qoreen In shalay Ciidamo Kawada Tirsan Kuwa Maamulka Puntland Ay Ku Dagaallameen Aagga Deegaanka Tuke-Raq Ee Gobolka Sool Gaar Ahaana Halka Lagu Magacaabo God Qaboobe Ayaa Arrinkaasi Waxaa Beeniyey Mas’uuliyiin Ka Tirsan Maamulka Puntland.

Xeyle Xasan Shire Guddoomiyaha Degmada Boocame Ee Gobolka Sool Ayaa Sheegay In Aysan Jirin Iska Hor Imaad Dhex-maray Ciidamada Maamulka Puntland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=71884

Posted by on Feb 2 2019. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Daawo:-Puntland oo beenisay in Dagaal ka dhacay Degmadda Boocame-Video”

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: Nacas, beenwaas Horufadhi website.
  • mohamuud: soomaalidu waa caddow carabtuna waa walaalaheen?
  • mohamuud: iibsashada licence ka
  • mohamuud: war dadka waxba uma haysaane xaraash macnahheda malaha ma garanaysaan 20% hadii laina siiyo faaidaan qabnaa...
  • Rasta buuni: Ok