|

Deg Deg:-Wareegii koowaad ee tirinta Codadka oo soo dhamaaday,Gaas iyo Dr. Cali Ciise oo ku hadhay-Video

Garoowe  (HM) Waxaa soo idlaatay tirinta codadka ay dhiibteen xildhibaanada baarlamaanka Puntland.

Waxaa dorashada ka hadhay 18 musharax oo xilka isku soo taagay, waxaana musharixiin badan aysan xitaa helin hal cod.

Dr. Cali Ciise Cabid, Dr C/Welli Gaas iyo Musharax Jabiye oo aad loo hadal hayay ayaa ka hadhay wareega labaad ee doorashada madaxweynaha Puntland.

HALKAN  KA DAAWO VIDEO

Xildhibaanadii Dhulbahante oo haysta 17-Cod  ayaa siiyey Dr. Cali Ciise Hal Cod oo keliya.

Waxaa Wareega Labaad usoo Gudbay  Musharax Siciid Cabdullaahi Deni,  Gen. Asad Cismaan C.laahi Diyaano,  iyo Faarax Cali Shire oo haysta Codadka ugu badan.

Guddiga ayaa ku dhowaaqay  natiijada, waxayna u badan tahay inay seddexdaasi musharax usoo gudbeen wareega labaad.

Siciid Cabdullahi Deni 20-Cod

Faarax Cali Shire Jaamac 9-Cod

Asad Cismaan Cabdullahi ( Diyaano ) 17-Cod

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=70992

Posted by on Jan 8 2019. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

2 Comments for “Deg Deg:-Wareegii koowaad ee tirinta Codadka oo soo dhamaaday,Gaas iyo Dr. Cali Ciise oo ku hadhay-Video”

  1. Kkkkk miskiin cali ciise waan ka naxay wuu ooyay

  2. Duqa Caliya doormat samba ahaa ayaa la doorman
    Yuu dudin hee

Leave a Reply

Recently Commented

  • mohamuud: BEESHA ISAAQ DADKA WAR HAUGA DHIGIN MAGACOODA WEBKA DHAN BAAD KU XAYAYSIISATAY MA HUNGURI SHILIMO AYAA GALAY
  • turab: https://www.youtube.com/watch? v=6CtwuCk1vKM
  • Turab: Bismillaah Shirtag, ma shalay buu waalaa mise maanta? Shalay wuxuu diidanaa qoladaa gooni goosatada jeegaanta,...
  • Kalshale: Jaamac siyaad intaas ayay garan laayihiin ka shaqaysta Maalinta xaaladdu xabad noqontana dhulbahane ayaanu...
  • Rasta buuni: Maxuma haday dhab ka tahay