|

Xog: Xubno ka mid ah xildhibaanada SSC ee Puntland oo Gaas u ololeenaya.

Qaar ka mid ah xubnaha cusub ee Barlamaanka ee PL ayaa u ololeenaya Gaas in dib loo doorto ka dib markii la sheegay in Gaas si sharci darro ah ugu soo daray xildhibaanimada. Ilaa hada laba sadex xubnood ayaa loo maleenayaa inay yihiin kuwa baahan in il gaar ah lagu hayo, Inkastoo magacyadooda warbaahinta SSC loo soo xaqiijiyey hadana weli waxa socota waan waan ay wadaan dad ehelkooda ah oo lagu doonayo in loogu digo. Xubnaha ayaa dagaal ka dhan ah Dr. Cali Ciise wada ayagoo biciidsanaya hadalo iyo dacaayaad raqiisa oo uu u soo dhoodhoobay Cabdelweli Gaas.

Xubnaha ayaa qaarkood xataa aan telefoonada ka qaban dadka ehelkooda ah ayagoo gacan yare u ah xubnaha u ololeenaya Gaas.

Sikastaba ha ahaatee waxa muuqata in weli ay jiraan dad aan fahansaneen in fursad PL lagu badbaadinayo ay tahay mid mudan tixgelinteeda kana doorbida sandareeradooda. Xubnahan magacyadooda iyo xogo ku saabsan warbaahinta kala soco hadii ay waantoobi waayaan.

horufadhi

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=70705

Posted by on Jan 3 2019. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Kalshale: Jaamac siyaad intaas ayay garan laayihiin ka shaqaysta Maalinta xaaladdu xabad noqontana dhulbahane ayaanu...
  • Rasta buuni: Maxuma haday dhab ka tahay
  • Abdi: Hambalyo iyo sallaan baanu hawda u marinayna Dawladda Federalka Soomaaliyeed sida adag ee ay sutida ugu hayso...
  • Abdi: Haddii arrintu noqotay dagaal shaashiyeed, Soomaalidduna ha iska joojiso “Qaadka baas” ee Soomaali...
  • Abdi: Sida ka muuqata hab dhaqanka iyo maamulka Ahlu-Sunna, waxa muuqata in ay yihiin “xer” si gaar ah u...