Home » January 31st, 2019 Entries posted on “January, 2019”

Daawo:-Xaaf wuxuu yidhi markuu Gaalkacayo tagay-Video

Laascaanod  ( HM) –Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa maanta tagay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, kadib ka qeyb galkii xafladii Caleemo Saarka madaxweynaha Puntland. Madaxweyne Xaaf oo dadweyne badan kula hadlayay magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in shirkii ka dhacay magaalada Garowe uu ahaa mid Wanaagsan iyo is Afgarad kusoo dhamaaday. “Annagu qolyaha […]

January 31st, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Daacish oo amaro culus dul dhigtay qaybo kamid ah Puntland…

Boosaaso (HM)-Wararka ka imaanaya gobolka Bari ayaa sheegaya in kooxda Daacish ee ku sugan buuraleyda Qandala ay shacabka digniin ku siisay in aysan wax hub ah qaadan karin. Qaar kamid ah dadka deegaanka ayaa soo sheegaya in Daacish ay hanjabaad u dirtay shacabka ku dhaqan tuulooyinka hoosyimaada degmada Qandala islamarkaana ay ku wargelisay in qofkii […]

January 31st, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Xaalad cakirnaan ah oo ka taagan Mareykanka iyo Dad ku dhintay-Video

Minneapolis ( HM ) Gobalada Waqooyiga ee dalka Maraykanka ayaa maalmahan ku jira qabow xad dhaaf ah oo saameyn ku yeeshay nolosha dadka dhulkaasi ku nool. Gobalada sida weyn qabowgan iyo barafka looga dareemay ayaa waxaa kamid ah Minnesota oo ay ku nool yihiin Soomaali badan,  deegaanada qaarkood [ – 41 ] ayuu gaaray heerka qabowga. Ugu […]

January 31st, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Axmed Madoobe oo go’aan kasoo saaray Doorashada Madaxweynaha Jubaland-Video

Kismaayo (HM) –Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa sheegay in ay sii wadayaan Dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab. Waxa uu beeniyay in ay dib u dhigayaan Doorashada Bilooyinka soo socda la filayo in ay ka dhacdo Deegaanada Maamulkiisa. Axmed Madoobe ayaa sheegay in Dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee dhaq-dhaqaaqiisa ay wadaan […]

January 31st, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Diyaaradaha Dagaalka ee Itoobiya oo duqaymo culus ka geystay Gudaha Soomaaliya-Video

Muqdisho (HM)-Wasaaradda Gaashaandhiga ee dalka Ethiopia waxay sheegtay inay Duqeyn dhinaca Cirka ku qaadeen Saldhig ay Dagaalamayaasha Alshabaab ku leeyihiin Deegaanka Buur Haybe oo 75 KM dhanka Bari kaga toosan magaalladda Baydhabo oo Xarun KMG u ah Maamulka K/Galbeed. Hadal-qoraal oo ay Wasaaradda Difaaca Ethiopia u dirtay Warbaahinta Ethiopia ee EBC ayaa lagu sheegay in […]

January 30th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Safiirka cusub ee Uk u fadhin doona Muqdisho oo la Magacaabay..

Muqdisho (HM)-Dowladda UK ayaa Safiir cusub u soo magacawday Soomaaliya, kaasoo bisha soo socota ee February 2019 xilka la wareegi doona. Safiirka cusub ayaa lagu magacaabaa Benjamin James Fender, waxaa uu horay uga soo shaqeeyay Safaarado kala duwan oo uu ka soo noqday Qunsul, Safiir kuxigeen iyo Xoghayaha Koowaad. Mr Ben Fender ayaa bedeli doona Safiirkii […]

January 30th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Soomaali ku dhamaatay Xeebaha Dalka Jabuuti markii Doon la degtay-Video

Jabuuti (HM)-Wararka ka imanaya Jabuuti waxay sheegayaan in la helay maydka ilaa 35 ka mid ah dadkii ku dhintay dooni ay la socdeen dad tahriibayaal ah, xeebta Obokh ee dalka Jabuuti maalintii shalay. Hay’adda socdaalka muhaajiriinta IOM ayaa iyaduna sheegtay in shaqaalaheeda ku sugan Obokh ay soo tebiyeen in lasoo badbaadiyey 16 qof. Doonta degtay […]

January 30th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Ciidanka Federaalka Itoobiya oo la wareegay Magaalada Jigjiga..

Jigjiga (HM) – Xaaladda magaalada Jigjiga ee Dowlad Degaanka Soomaalida ayaa degan kaddib markii ciidammada militariga Itoobiya ay la wareegeen waddooyinka magaalada Jigjiga iyo guud ahaan goobaha Muhiimka ah ee Jigjiga. Qaar ka mid ah Shacabka kunool Magaalada Jigjiga ayaa warbaahinta u sheegay in Ciidamada Federaalka Itoobiya ay Saakay xilli hore Ammaanka magaalada la wareegeen, waxaana […]

January 30th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Waa Kuma Wiilka Soomaaliga ah ee Imaaraadka Carabta Casharka u dhigay una hiiliyey Dalka Qatar?-Video

Abu Dhabi (HM) – Akram Hassan Afif, waa ciyaaryahan Soomaiyeed oo November 1996 ku dhashay magaalada Doha ee dalak Qatar. Haatan wuxuu amaah ugu ciyaara kooxda Al Sadd, laakiin waxaa iska leh kooxda reer Spain ee Villarreal. Afif waxaa uu kasoo jeedaa Qoys Sports, waxaa la dhashay Ali Afif, oo ah ciyaaryahan kubadda cagta ciyaara oo […]

January 30th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Faysal Cali Waraabe oo Laascaanood looga soo dhaartay-Video

Laascaanod  ( HM ) Xildhibaan Nuuridiin oo ka mid ah golaha deegaanka magaalada Laascaanood  ayaa si cadho leh uga  jawaabay hadal  kasoo yeedhay Gudoomiyaha xisbiga UCID  Faysal Cali Waraabe, isaga oo ku tilmaamay ruux ka shaqeeya dhibaateynta iyo kala fogeynta shacabka. Xildhibaanka ka tirsan golaha deegaanka ayaa  sheegay in Faysal Cali Waraabe marba dhinac la safan […]

January 30th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • Rasta buuni: Maxuma
  • Turab: Bismillaah Allaah baa mahadleh, Shariif la soo gamay, mar haddii wixii caloosha ugu jirey afkiisii ka xaday....
  • Rasta buuni: War fiican
  • Turab: Bismillaah; Sanbaloolshe, waa siyaasi isagoon u qaan gaadhin siyaasada, oo qaxooti degan Ingiriiska xilal...
  • Turab: Bismillaah Axmed madoobe ma aha M/weynaha Jubbaland, laakiin wuxuu ahaa M/weynihii hore ee Jubbaland. Sidee...