Home » December 31st, 2018 Entries posted on “December, 2018”

Daawo:-Muuse Biixi oo Gudoomiyihii Gobalka Sool xilka ka qaaday Gudoomiye cusubna u magacaabay-Video

Hargeisa  ( HM ) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sameeyay xil ka qaadis iyo magacaabis,  Wuxuuna  Agaasimaha wasaaradda maaliyaddaayuu u magacaabey, Maxamed Cabdi Gurxan. HALKAN KA DAAWO VIDEO Agaasimaha wasaaradda cadaaladda ayuu u magacaabey, Cabdiraxmaan Faahiye Musaabiqo, Sidoo kale  Maareeeyaha Madbacadda  wuxuu u magacaabey, Maxamuud Ibraahin Raage. Guddoomiyaha Cusub ee gobolka Sool wuxuu u magacaabey, Cabdiqani Maxamuud Jiidhe,  Waxayna noqonayaa Gudoomiyihii Labaad ee […]

December 31st, 2018 | Posted in wararka | Read More »

LIVE TOOS U DAAWO:-Waraysi Xasaasi ah Musharax Madaxweyne Puntland Dr. Cali Ciise Cabdi-Video

Garoowe (HM)-waxaa hada Tv-ga Soomali Cable toos uga socda Waraysi xiiso leh oo lagu waraysanayo Musharaxa Madaxweyne ee Puntland Dr.Cali Ciise Cabdi oo maanta kaga dhawaaqay Musharaxnimadiisa Magaalada Garoowe. HALKAN TOOS UGA DAAWO -LIVE

December 30th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Puntland 15 Musharax oo go,aano culus soo saaray-Video

Garoowe (HM) – Ilaa 15 musharax oo u taagan qabashada xilka madaxweyne ee Puntland ayaa shir ay ku yeesheen magaalada Garoowe waxa ay uga hadleen arimo la xiriira amaanka doorashada, go’aamadii kasoo baxay gudiga amniga. Musharaxiintan ayaa ka digay in la isku dayo in la hor-istaago shirarka iyo kulamada musharaxiinta iyo xuquuqda ay u leeyihiin in […]

December 30th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Faroolle oo aan waxba u reebin Cabdiweli Gaas iyo Xildhibaanada Puntland oo uu ka codsaday in aysan dib u dooran-Video

Garoowe  (HM ) Madaxwaynihii hore Puntland C.raxmaan Faroolle oo  Shirjaraaid   Garoowe ku qabtay ayaa eedayn iyo dhaliilo tiro badan ugu jeediyey C.wali Cali Gaas. Wuxuu sheegay in Puntland wax muuqda oo uu ku faani karo uusan ka qaban isla markaana uu dhamaystiray qaar ka mid ah mashaariicdii uu ku wareejiyey 14January 2014 markaas uu sheegay in […]

December 30th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Khudbadii Taariikhiga ahayd ee Musharax Dr. Cali Ciise Cabdi uu ka jeediyey Garoowe iyo arrimaha uu diirada saarayo-Video-Sawiro

Garoowe  ( HM ) Dr Cali Ciise Cabdi oo ah khabiir dhanka dhaqaalaha ayaa todobaad ka hor maalinta doorashada ee Puntland ku dhawaaqey inuu isu soo taagey tartanka xafiiska Madaxweynaha Puntland ee doorashada 2019. HALKAN KA DAAWO VIDEO Musharax Cali Ciise ayaa soo jeediyey khudbad taabanaysa dowladnimada, waxaana uu sheegay in Dowladnimadu tahay Amni sugan, dhaqaale hufan, […]

December 30th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Gen Moorgan oo Garoowe Shacabka Garoowe ka yaabsaday maanta iyo Faras oo ku dhexmaray-Video

Garoowe  ( HM) Waxaa maanta magaalada Garoowe lagu soo dhoweeyay  Gen. Maxamed Siciid Xirsi ( Moorgan ) Isagoona  Gudaha magaalada ku dhexmaray FARAS loo Diyaariyey in lagu soo dhoweeyo. Gen. Moorgan oo kamid ahaa Saraakiishii  Dawladii Dhexe,   oo Warbaahinta la hadlay  ayaa ka hadlay Qorshihiisa uu ku doonayo inuu ku Qabto Hogaanka Puntland, Wuxuuna sidoo […]

December 30th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Baarlamaanka Soomaaliya oo Cod aqlabiyad leh ku ansixiyey Miisaaniyada 2019-Video

Muqdisho (HM)-Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ugu codeeyay xeer hoosaadka Golaha Shacabka oo dib u eegis lagu sameeyay. 170 xildhibaan ayaa ogolaatay, waxaana diiday hal xildhibaan, mana jirin wax ka aamusay. Guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Maxamed Mursal oo kulanka shir guddoominaya ayaa sheegay in dhamaan xildhibaanada qaranka ay […]

December 30th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

LIVE Toos U Daawo:-Khudbadda ku dhawaaqista Musharaxnimadda Dr. Cali Ciise Cabdi Garoowe-Video

Garoowe (HM)-Waxaa hada Khudbadiisa Musharaxnimo toos uga jeediya Magaalada Garoowe Dr Cali Ciise Cabdi oo maanta ku dhawaaqaya Musharaxnimadiisa XilkaMadaxweynah Puntland. HALKAN TOOS UGA DAAWO

December 30th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta ansixinaya Miisaaniyadda 2019

Muqdisho (HM)-Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta kulan aan caadi aheyn ku ansixinaya meel marinta Miisaaniyadda 2019, kaddib markii shalay Xildhibaanada ka yeesheen Miisaaniyadda dood. Inta badan Xildhibaannada Golaha Shacabka oo shalay ka dooday Miisaaniyaddaas ayaa intooda badan garwaaqsanaa in haddii aan lagu ansixin waqtigeeda ay halisteeda leedahay, waxaana ay soo jeediyeen in […]

December 30th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Imaaraadka oo cabsi xooggan ka qaba in uu Doorashada guul daraysto Cabdiweli Gaas..

Muqdisho ( HM ) -Taliska uu Wakhtigiisu sii dhamaanayo ee  Puntland ayaa shalay soo saaray digreeto ay xubnaha dowladda Federaal-ka ah uga mamnuuceen in ay yimaadaan Puntland inta ay ka dhaceyso doorashada dhowaan la Qaban doono. Wuxuuna go’aankan Saamayn ku yeelan doonaa Golaha Wasiirada, shaqaalaha rayidka ah iyo shaqaalaha Madaxtooyada  Somalia, Balse waxaa wali la ogeyn in xubnaha golaha […]

December 30th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • Rasta buuni: Maxuma
  • Turab: Bismillaah Allaah baa mahadleh, Shariif la soo gamay, mar haddii wixii caloosha ugu jirey afkiisii ka xaday....
  • Rasta buuni: War fiican
  • Turab: Bismillaah; Sanbaloolshe, waa siyaasi isagoon u qaan gaadhin siyaasada, oo qaxooti degan Ingiriiska xilal...
  • Turab: Bismillaah Axmed madoobe ma aha M/weynaha Jubbaland, laakiin wuxuu ahaa M/weynihii hore ee Jubbaland. Sidee...