|

C/Weli Gaas oo sheegay in Dr. Cali Ciise gudiga doorashadu go’aan ka gaadhayso.

Madaxweynaha wakhtigiisu dhamaaday ee PL Abdelweli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in Dr Cali Ciise Cabdi uu Khaatumo ahaa, isla markaana inuu Puntlander yahay aan la hubin, sidaas daraadeedna gudida doorashadu go’aamin doonto inuu u xaq u lee yahay Tartamid. Isagoo la hadlayey qolalka qurbajoogta deegaankaas ka soo jeedaa isugu yimaadaan ayuu sheegay in Dr Cali Ciise weli uusan cadeyn inuu ka tanaasuley Khaatumonimadiisii.

Mr Gaas ayaa sheegay inuu doonayo madaxtinimo iyo doorasho labaad si uu u dhamaystiro wuxuu ugu yeedhay hawlaha qabyadda ka ah ee u qabsoomi waayeey shantii sano ee uu jagadda joogay. Gaas waxa hadalkiisa laga dareemayey Khal khal siyaasadeed oo uu ka qabo Cali Ciise Cabdi, wuxuuna wadnaha farta kaga hayaa inuu Afka ciida darsaddo.

Horufadhi.com

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=70503

Posted by on Dec 30 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: Marxuumkaas waxa loo dillay “Position ka shaqo ee uu hayey”. Sida darteed, dadka sida deg dega ah...
  • Abdi: Mr. R. Mustaqbal; Waan ka xumahay in maqaalka uu ka soo dheereeyey “Raalli gelin ay bixisay Dawladda...
  • mohamuud: BEESHA ISAAQ DADKA WAR HAUGA DHIGIN MAGACOODA WEBKA DHAN BAAD KU XAYAYSIISATAY MA HUNGURI SHILIMO AYAA GALAY
  • turab: https://www.youtube.com/watch? v=6CtwuCk1vKM
  • Turab: Bismillaah Shirtag, ma shalay buu waalaa mise maanta? Shalay wuxuu diidanaa qoladaa gooni goosatada jeegaanta,...