|

Garoowe oo si weyn looga dareemayo miisanka Dr Cali Ciise Cabdi iyo Dabaysha isbedel doonka oo gaadhay.

Dr. Cali Ciise Cabdi ayaa ku wajan magaalada Garoowe beri subax. Dr Cali Ciise Cabdi ayaa lagu wadaa inuu beri subax gaadho halkaas. Magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa si weyn looga hadal hayaa Saxan saxada isbedel iyo himiladda cusub ee markale lagu badbaadinayo Puntland.

Dad badan ayaa u arka is sharaxaadka Cali Ciise inay tahay fursad dahabi ah oo hortaala reer Puntland gaar ahaan beelaha Garoowe, Boosaaso iyo Gaalkacyo. Dadweynaha reer Puntland ayaa si weyn u soo dhaweynaya isbedel dhaca, balse gacmahooda kuma jirto codeyntu. Magaalada Garoowe waxa sidoo kale aad looga hadal haya baahida balaadhan ee isbedel iyo falaqeymo ku saabsan miisaanka Dr Cali Ciise ee Soomaali dhexdeeda, Gobolka, Caalamka iyo deegaamadiisa SSC oo la hubo inuu yahay nin soo dumi kara isla markaana ayaga laftoodana badbaadin kara Puntland-na ka saari kara dhibaatadan la isku dulfadhiyo caasimadda korkeeda.

Horufadhi kala soco wararka ugu danbeeya ee doorashada iyo dhaq dhaqaaqa siyaasadeedba.

 

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=70409

Posted by on Dec 26 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Kalshale: Jaamac siyaad intaas ayay garan laayihiin ka shaqaysta Maalinta xaaladdu xabad noqontana dhulbahane ayaanu...
  • Rasta buuni: Maxuma haday dhab ka tahay
  • Abdi: Hambalyo iyo sallaan baanu hawda u marinayna Dawladda Federalka Soomaaliyeed sida adag ee ay sutida ugu hayso...
  • Abdi: Haddii arrintu noqotay dagaal shaashiyeed, Soomaalidduna ha iska joojiso “Qaadka baas” ee Soomaali...
  • Abdi: Sida ka muuqata hab dhaqanka iyo maamulka Ahlu-Sunna, waxa muuqata in ay yihiin “xer” si gaar ah u...