|

Daawo:-Shacabka Laascaanood oo ka hadlay dareenkooda ku aadan Nabadda Taleex iyo Jigjiga-Video

Laascaanood (HM ) Shacabka ku dhaqan magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa ka hadlay   Heshiishiyadda Nabadeed ee laga gaadhay Colaadihii ka jiray magaalada Taleex iyo Koonfurta Gobolka Sool.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Arintan ayaa kusuu beegmaysa iyadoo maalintii shalay Heshiishyo dhaxal gal ah laga gaadhay Labadaasi Colaadood, oo Wakhtiyo dheer soo jiitamay, Balse waxaa Bulshada laga rabaa Sidii ay Nabadda meel uga soo wada Jeesan lahaayeen.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=69723

Posted by on Dec 8 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: Timirtii horeba dab loo waaaaaaaa.
  • Abdi: Waxa dhaba in Muuse Biixi Cabdi naf la caari yahay, oo ku jiro “illayn naf gawracayni geed kama...
  • Abdi: Booqashadda haddeer socota waa ciyi waaggii ka beryey.
  • Abdi: Waxaan u sheegaya Madaxda Dawladda Federaalka Soomaaliyeed, gaar ahaan, Madaxweynaha iyo Ra’isal...
  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...