|

Daawo:-Darbiyadii colaada Taleex oo la qaaday iyo Banaanbax Nabadeed-Video

Laascaanod ( HM) Banaan bax nabadeed ayaa ka dhacaday Magaalada Taleex,  kadib markii lasoo Af-jaray   Colaad degmadaas mudo k ajirtay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxaana socod dheer lagu maray wadooyinka iyo suuqyada Taleex waxaana hogaaminyey Boqor Burhaan Boqor Muuse  iyo Garaad Salleebaan Garaad Maxamed. Waxaana la qaaday derbigii Colaada ee kala Qaybiyey Taleex.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=69688

Posted by on Dec 8 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: Timirtii horeba dab loo waaaaaaaa.
  • Abdi: Waxa dhaba in Muuse Biixi Cabdi naf la caari yahay, oo ku jiro “illayn naf gawracayni geed kama...
  • Abdi: Booqashadda haddeer socota waa ciyi waaggii ka beryey.
  • Abdi: Waxaan u sheegaya Madaxda Dawladda Federaalka Soomaaliyeed, gaar ahaan, Madaxweynaha iyo Ra’isal...
  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...