|

Daawo:-Musharax si kulul uga hadlay khilaafka Camey iyo Gaas-Video

Garoowe  (HM ) Musharax Siciid deni oo kamid ah Mushariixinta Madaxwaynaha Puntland ayaa si kulul uga hadlay Khilaafka u dhexeeya C.wali Gaas iyo Cabdixakiin Camey.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxaa ceeb ku ah Puntland inay Arintaasi soo Noq-noqoto, Nidaamka Dawladnimo wuu cad yahay,  Wuxuuna sheegay in muranka arintaasi ka taagan uu ka muhiimsan yahay inaan lagu ciyaarin Dawladnimada.

Wuxuu sidoo kale sheegay inaanu Cabdixakiin Camey sifo Sharci ah u marin Gudiga uu magacaabay, Wuxuuna C.wali gaas ku dhaliilay Wadatashi la’aanta uu Gudiga u ku magacaabay.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=69680

Posted by on Dec 7 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: Timirtii horeba dab loo waaaaaaaa.
  • Abdi: Waxa dhaba in Muuse Biixi Cabdi naf la caari yahay, oo ku jiro “illayn naf gawracayni geed kama...
  • Abdi: Booqashadda haddeer socota waa ciyi waaggii ka beryey.
  • Abdi: Waxaan u sheegaya Madaxda Dawladda Federaalka Soomaaliyeed, gaar ahaan, Madaxweynaha iyo Ra’isal...
  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...