|

Daawo:-Maxaa ka jira in Muuse Biixi iyo Xukuumaddiisu dhagaystaan Telefanada Mucaaradka-Video

Hargeisa  ( HM ) Xisbiga Mucaridka ee WADANI ayaa ka Qayliyey Qalab lagu dhegaysanayo Mucaaridka Somaliland iyo Bulshada Qofkii la doonayo in la ogaado Xogta u gaar ah, sida ay sheegeen.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xoghayaha Guud ee Xisbiga Wadani  Khadar Xuseen Cabdi ayaa sheegay Inay Arintaasi tahay mid Halis wayn, oo Guud ahaan Bulshada Taabanaysa, Wuxuuna xusay inay tahay wax laga Xumaado in Xogta Shaqsiga la dhegaysto.

Dhinaca kale wuxuu ka hadlay Wuxuu ka aaminsan yahay Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ” Xirfada Jabhadnimada iyo Xirfada Madaxweynimadu Way Kala Duwanyiin Markaa Madaxweynahu Wuxuu soo Shaqeeyay Xiligii Jabhadii SNM iyo Dawladii Milatariga ahayd ee Soomaaliya, Wuxuuna ku shaqaynayaa Xirfadii Jabhadnimada “ Ayuu yidhi Xoghayaha Guud ee Xisbiga Wadani.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=69026

Posted by on Nov 10 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: Booqashadda haddeer socota waa ciyi waaggii ka beryey.
  • Abdi: Waxaan u sheegaya Madaxda Dawladda Federaalka Soomaaliyeed, gaar ahaan, Madaxweynaha iyo Ra’isal...
  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.