Home » November 29th, 2018 Entries posted on “November, 2018”

NISA oo shaacisay inay Gacanta ku dhigtay mid ka mid ah Maskaxdii maleegtay weerarkii Hotel Saxafi ee Muqdisho-Akhriso

Muqdisho (HM)-Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa sheegay in howlgal xirfadeysan oo si taxadar leh loo fuliyay lagu soo qabtay mid ka mid ah maskaxdii maleegtay weerarkii lagu qaaday Hotelka Saxafi 9-kii bishan November. Qoraal lagu soo dhigay barta Twitter-ka ee NISA ayaa lagu sheegay in ciidanka Amniga ay ku guuleysteen soo qabashada mid ka […]

November 29th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Camey ‘’Golaha Iskaashiga Dowlad gobolleedyada waqtigoodii wuu sii dhamaanayaa,,-Video

Garoowe (HM)-Madaxweyne kuxigeenka Puntland C/xakiin C/llaahi Cumar Cameey ayaa weerar afka ah ku qaaday Golaha Iskaashiga maamul goboleedyada, isagoo ku eedeeyay in aysan dooneyn in Soomaaliya ay mid noqoto. Wareysi uu siiyay mid ka mid ah Telefishinada maxaliga ayuu sheegay in Golaha Iskaashiga uu waqtigooda dhamaaday, isla markaana ku soo hareen xubno kooban, kaddib markii […]

November 29th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Madaxweynaha Kenya oo yidhi“Soomaaliya Kalluunka ha noo soo dhoofiso anagana Qaadka ha naga dhoofsadaan,,-Video

Nairobi (HM)-Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa intii uu socday shirkii Dhaqaalaha Badaha waxaa uu booqday goobtii lagu soo bandhigayay wax soo saarka Soomaaliya, wuxuuna ka yiri hadal loo arkaayey kaftan in uu ka ahaa. Mid ka mid ah hawlwadeenada goobta bandhigga ayaa madaxweyne Uhuru u sharaxayay kheyraadka kalluunka ee Soomaaliya, wuxuuna yiri “Waxaan rabnaa in […]

November 29th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Dhacdo naxdin leh:-Dhakhtar sarqaan-sanaa oo Qalliin ku dilay Haweeney Xaamilo ah-Akhriso

Muqdisho (HM)-Dhakhtar ka hawlgala Cisbitaal ku yaalla gobolka Gujarat ee galbeedka dalka Hindiya ayaa la xiray ka dib markii isaga oo khamraysan uu qaliin ku sameeyay haweenay xaamilo ah, sida ay booliisku u sheegeen BBC. Ilmihii yaraa ayaa isla markiiba dhintay, hooyadiina wax yar ka dib ayay dhimatay. Booliska ayaa sheegaya in qalabka lagu baaro […]

November 29th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Mid kamid ah Musharaxiinta Puntland oo eedo culus dusha ka saaray Gaas-Video

Garoowe ( HM ) Maxamuud Khaliif Xasan ( Jebiye ) ayaa ka Warbixiyey waxyaabihii uu kusoo Arkay Safarkii uu ku maray Gobolada Puntland Qaybo kamid ah. HALKAN KA DAAWO VIDEO Wuxuu Xukuumadda C.wali Gaas ku eedeeyay Wax qabad la’aan, iyo In la musuq maasuqay Hantidii shacabka, Wuxuuna ka digay in C.wali Gaas uu Farageliyo Xubnaha Baarlamaanka, […]

November 29th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Camey oo Garoowe ka sheegay hadal uusan ku farxin Cabdiweli Gaas iyo Khilaafka Maamulada-Video

Garoowe  ( HM ) Madaxwayne ku xigeenka Puntland Cabdixakiim Cabdilaahi Camey oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe, ayaa sheegay inaysan Jirin Faragelin ay ku hayso Dawladda Soomaaliya maamulada, Wuxuuna isagoo si gaar ah uga hadlayey Puntland uu sheegay inaysan u muuqan arintaasi. HALKAN KA DAAWO VIDEO Camay oo Eray bixin cusub kusoo Kordhinaya Siyaasadda ayaa horay […]

November 29th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Maamulka Jubbaland oo waxba kama jiraan ku tilmaamay in la xaliyay khilaafkii Dowladda Federaalka..

Kismaayo (HM)-Maamulka Jubbaland ayaa meesha ka saaray in la dhammeeyay khilaafkii u dhaxeeyay dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada, kaddib markii Guddiga u qaabilsan Aqalka sare xalinta khilaafka maamul goboleedyada iyo dowladda Federaalka ay sheegeen inay inta badan la xaliyay khilaafka, iyagoo qodobo ay soo saareen ka dalbaday dowladda Federaalka inay fuliso. Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Jubbaland […]

November 28th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Golaha iskaashiga Maamul gobaleedyada oo war ka soo saaray war shalay kasoo yeedhay Aqalka sare…

 Muqdisho (HM)-Golaha Iskaashiga maamul goboleedyadda ayaa war kasoo saaray Go’aankii maalintii shalay kasoo baxay Golaha Aqalka Sare ee dhigayay in la xaliyay khilaafkii dowladda dhexe iyo dowlad gobolleedyada. Warka ka  soo baxay Golaha Iskaashiga maamul goboleedyadda oo hadda uu  Gudoomiye ka yahay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa  si buuxda loogu taageeray dadaallada Aqalka […]

November 28th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka oo sheegaya in looga soo hanjabay Xafiiska Xukuumadda Khayre-Video

Muqdisho (HM)-Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Nuur oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa warbaahinta u sheegay 48 –dii saac ee la soo dhaafay fariimo kala duwan oo loogu hanjabayo uga imaanayeen madaxda ugu sareysa dalka. Gaar ahaan waxaa uu farta ku fiiqay xukuumadda oo sida uu sheegay si toos ah u soo gaarsiisay maalmihii ay […]

November 28th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Dab xoogan oo ka kacay Warshada Daamurka ee duleedka Garoonka Diyaaradaha ee Hargaysa-Video

Hargeisa (HM  ) Warshada soo saarta Daamurka oo ku taala Duleedka Garoonka Diyaaradaha ee Hargeisa ayaa Xalay Fiidkii uu dab xoogan ka kacay, Kaasi oogaystay Khasaare kala duwan. HALKAN KA DAAWO VIDEO Dabkan ayaa la sheegay inuu Qabsaday Foostooyin daamur ah, Waxaana gurmad u sameeyay Ciidamada Dabdamiska

November 28th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • Abdi: Soomaali sidaadaba goormaad wax garataan? Caqabaddaha dawladda Federaalka oryaal waa sahlan yihiin. Waxaana...
  • Abdi: Nacas, beenwaas Horufadhi website.
  • mohamuud: soomaalidu waa caddow carabtuna waa walaalaheen?
  • mohamuud: iibsashada licence ka
  • mohamuud: war dadka waxba uma haysaane xaraash macnahheda malaha ma garanaysaan 20% hadii laina siiyo faaidaan qabnaa...