|

Daawo:-Soomali ku dhimatay Dagaalka culus ee ka socda Dalka Yeman iyo Tiradooda oo la ogaaday-Video

Muqdisho (HM)-Weli waxaa Dalka Yaman ka jira xiisadaha dagaal ee u dhaxeeysa Ciidamada daacada u ah Dowladda la aqoonsan yahay ee dalkaasi Yaman oo awood ka helaya sibaheysiga uu hoggaamiyo Sacuudiga iyo kooxda Xuutiyiinta.

Dagaaladaas oo soo bilaawday Sanadkii 2015k– ayaa waxaa khasaaraha ugu badan ay ka soo gaartay dadka rayidka ah,iyada oo dadka ku dhintay ay ku jiraan dad Soomaali ah.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Qunsulkii hore ee Soomaalia ee Magalada Cadan ahan Qunsulka Safaarada Soomaaliyeed ee Suudanka Koonfureed Xuseen Xaaji ayaa sheegay in tan iyo markii dagaalka Yaman uu soo bilaawday ay ku geeriyoodeen in ka badan 400 oo ruux.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=68166

Posted by on Oct 13 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: Timirtii horeba dab loo waaaaaaaa.
  • Abdi: Waxa dhaba in Muuse Biixi Cabdi naf la caari yahay, oo ku jiro “illayn naf gawracayni geed kama...
  • Abdi: Booqashadda haddeer socota waa ciyi waaggii ka beryey.
  • Abdi: Waxaan u sheegaya Madaxda Dawladda Federaalka Soomaaliyeed, gaar ahaan, Madaxweynaha iyo Ra’isal...
  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...