|

Daawo:-Muuse Biixi oo amaan kala dul dhacay Imaaraadka Carabta ,Muxuu yidhi-Video

Hargeysa (HM) Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi oo ka hadlayay ballaarinta dekada weyn ee Magalada Berbera ayaa sheegay in Shirkadda DP World ay mudan tahay amaan weyn,isla markaana ay ballaarineyso Dekada.

Waxa uu sheegay in Madaxda Shirkada DP WOrld uu uga mahad celinayo inaysan dheg jalaq u siinin hadalkii dowladda Federaalka ee ahaa in dekada aan lagu wareejin karin Shirkado,iyada oo aan fasax laga heysan dowladda Federaalka.

“Shirikada DP World waxaan uga mahadcelinayaa inaysan dheg jalaq u siinin hadalka Dowladda Federaalka.waana mudan yihiin in loo mahad celiyo ayuu yiri Muuse Biixi.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=68154

Posted by on Oct 13 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.
  • Abdi: Runtu waxay tahay: Guddoomiye Gobol oo isu haysta inuu yahay “Madaxweyne Wadan” waxay ka dhigan...
  • Abdi: Qoraagga maqaalkani warar cadcad oo badan buu soo bandhigay. Waanna loo baahna. Anna waxan ku daraya:...