|

Daawo:-Gaas oo Garoowe kusoo noqday muxuu ka yidhi xaalada Puntland iyo Safarkuu ku tagay Kenya-Video

Garoowe  (HM ) Madaxwaynaha maamulka Puntland C.wali Cali Gaas ayaa maanta kusoo Noqday magaalada Garoowe, Isagoo Muddo ku dhow 10 Casho Safar ugu maqnaa magaalada Nairobi, Wuxuuna ka warbixiyey Kulamadii uu halkaasi kusoo yeeshay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wuxuu sheegay inuu ka faraxsan yahay inuu kusoo Laabto Puntland oo nabad ah, Isagoo  u  mahad celiyey  cid kasta oo Gacan ka gaysatay Nabadda iyo Difaaca Puntland  . Sida uu hadalka u dhigay.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=68192

Posted by on Oct 13 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • mohamuud: soomaalidu waa caddow carabtuna waa walaalaheen?
  • mohamuud: iibsashada licence ka
  • mohamuud: war dadka waxba uma haysaane xaraash macnahheda malaha ma garanaysaan 20% hadii laina siiyo faaidaan qabnaa...
  • Rasta buuni: Ok
  • Turab: Bismillaah Hey`adan, waxan ay iska qortay, xaga Somaliya 99.9% waa mala awaal. Ilaa dawladii Carta, waa...