|

Daawo:-Maxaa kasoo kordhay Olalihii Doorasho ee Muqtaar Roobow ka waday Baydhabo,xili Dowladda Soomaliya kasoo-Video

Baydhabo ( HM) Kulan ka dhacay magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka qeybgalay Musharax Madaxweynaha Koofurgalbeed Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur, Wuxuuna walaac ka muujiyay dib u dhaca ku yimid Magacaabista Guddiga doorashada Madaxtinimada Koonfur Galbeed oo aan la magacaabin weli,iyadoo ay soo dhowaatay xilliga doorashada.

Hase yeeshee Musharax Muqtaar Roobow ayaa dhowaan wasaarada amniga dowlada federalka qoraal ka soo baxay lagu sheegay in uusan ka qeybgali karin doorashada Koofurgalbeed,Hase yeeshee illaa hadda waxa uu ku adkeysanayaa Muqtaar Roobow oo xilal kala duwan ka soo qabtay Al-Shabaab inuu ka qeybgalayo doorashada.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Sidoo kale qaar kamid ah xildhibaanada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo kulanka ka hadlay ayaa waxa ay sheegeen in dib u dhinaca ku yimid magacaabista Guddiga doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed ay ku dhaliilayaan Madaxa Koonfur galbeed oo ay sheegeen inuu ka meer meerayo magacaabida gudigaas.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=68104

Posted by on Oct 11 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: Mr. R. Mustaqbal; Waan ka xumahay in maqaalka uu ka soo dheereeyey “Raalli gelin ay bixisay Dawladda...
  • mohamuud: BEESHA ISAAQ DADKA WAR HAUGA DHIGIN MAGACOODA WEBKA DHAN BAAD KU XAYAYSIISATAY MA HUNGURI SHILIMO AYAA GALAY
  • turab: https://www.youtube.com/watch? v=6CtwuCk1vKM
  • Turab: Bismillaah Shirtag, ma shalay buu waalaa mise maanta? Shalay wuxuu diidanaa qoladaa gooni goosatada jeegaanta,...
  • Kalshale: Jaamac siyaad intaas ayay garan laayihiin ka shaqaysta Maalinta xaaladdu xabad noqontana dhulbahane ayaanu...