Daawo:-Soomaliland oo munaasibad u qabsatay wixii u qabsoomay 27 Sano iyo Muuse Biixi oo khudbad kulul ka jeediyey Madasha-Video
Hargeisa ( HM ) Waxaa magaalada Hargeisa ka Qabsoomay Shirwayne looga hadlay Waxa Somaliland u Qabsoomay 27-sano kadib oo Aqoonsi ay Raadinayso iyo Waxyaabaha Hortaagan.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Shirkan ayaa waxaa k ahadlay Masuuliyiin kala duwan oo uu ka mid yahay Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.
Somaliland oo sheegtay inay Soomaaliya Inteeda kale ka goosatay ayaan helin wax Ictiraaf ah, Iyadoona aysan Hada muuqan Qaabkii Arintaasi ay ku heli lahayd, Sida uu Faysal Cali waraabe madasha ka sheegay.
Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=68094