|

Daawo:-Go’aan kama dambays ah oo laga gaadhay Colaadii Koonfurta Gobalka Sool-Video

Laascaanood (HM)-Go’aan kama dambeys ah ayaa laga gaaray colaad muddo u dhaxeysay beello walaalo ah, kuwaasi oo ku dagaallamay deegaanka Dhumay ee gobolka Sool.

Sheekh Axmed Ismaaciil Mire oo akhriyey go’aanka lasoo saaray ayaa sheegay in looga baahan yahay Labada dhinac iney adkeeyaan go’aankan, islamarkaana dhan walbo looga baahan yahay fulintiisa.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Labada dhinac ayaa la saaray bixinta diyada dadkii ay iska dileen, dib usoo celinta hantidii iyo hubkiii la kala qabsaday iyo arrimo kale.

Dhanka kale, Maxamed Kaahin oo ah wasiirka arrimaha gudaha Somaliland ayaa halkaasi ka sheegay in tallaab adag laga qaadi doono cid walbo oo burisa go’aannada la gaaray, isaga oo dhanka kalena sheegay in aan hub lala soo geli karin deegaannada ay beelahan wada deggan yihiin.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=68052

Posted by on Oct 10 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Rasta buuni: Maxuma haday dhab ka tahay
  • Abdi: Hambalyo iyo sallaan baanu hawda u marinayna Dawladda Federalka Soomaaliyeed sida adag ee ay sutida ugu hayso...
  • Abdi: Haddii arrintu noqotay dagaal shaashiyeed, Soomaalidduna ha iska joojiso “Qaadka baas” ee Soomaali...
  • Abdi: Sida ka muuqata hab dhaqanka iyo maamulka Ahlu-Sunna, waxa muuqata in ay yihiin “xer” si gaar ah u...
  • Abdi: Soomaali sidaadaba goormaad wax garataan? Caqabaddaha dawladda Federaalka oryaal waa sahlan yihiin. Waxaana...