|

Wararkiii ugu dambeeyay ee Saaka naga soo gaadhay Deegaanka Tukaraq oo Xalay laga maqlay Rasaas culus-Akhriso

Laascaanood (HM)- Xalay waxaa  deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool laga maqlay jugta rasaas culus In kastoo aan sidhab ah loo xaqiijin karin in madaafiicdaas ay tahay mid dagaal aya hadana waxaa deegaankaas isku-horfadhiya Ciidamo kala taabcsan Maamulada Puntland iyo Soomaaliland ,kuwaas oo uu kol hore halkaas ku dhexmaray Dagaal culus.

Wariyayaal ku sugan Gobolka Sool ayaa waxa ay sheegeen in ay jugtaasi maqleen balse loo badinayo in ay isweeydaar sanayeen Ciidamada labada dhinac ee halkaasi isku-horfadhiya hase yeeshee ma jirto cid xaqiiqo kasoo warin kartay xalay halkaasi.

Wararkii u dambeeyey ee Saaka naga gaadhaya ayaa waxaa ay sheegayaan in xaaladu ay iminka tahay mid degan,isla markaana inta badan goobihii laga maqlayay madaafiicda ay yihiin kuwo degan.

 

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=67996

Posted by on Oct 9 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • mohamuud: soomaalidu waa caddow carabtuna waa walaalaheen?
  • mohamuud: iibsashada licence ka
  • mohamuud: war dadka waxba uma haysaane xaraash macnahheda malaha ma garanaysaan 20% hadii laina siiyo faaidaan qabnaa...
  • Rasta buuni: Ok
  • Turab: Bismillaah Hey`adan, waxan ay iska qortay, xaga Somaliya 99.9% waa mala awaal. Ilaa dawladii Carta, waa...