|

Daawo:-Soomaliland oo ka hadashay Dagaal xalay dhexmaray Ciidankeeda iyo kuwa Puntland ee Jiida Tukaraq isku horfadhiya-Video

Laascaanod ( HM ) Soomaliland ayaa ka hadashay dagaalkii dhexmaray Habaynkii Xalay Ciidamada Somaliland iyo Puntland, Waxayna sheegeen inuu dhankooda kasoo gaadhay Khasaare, Waxayna Xaqiijisay inuu Hal Askari uga dhintay.

Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Somaliland Maxamed Muuse Abees oo Faah faahin ka bixiyey sida wax u dhaceen, ayaa Sheegay inuu Somaliland hada Dulqaadkii ka dhamaaday, Wuxuuna xusay inay Puntland Weerar kusoo Qaaday Ciidanka Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dadka deegaanka Tukaraq ayaa xaqiijiyay in uu jiro dagaal kooban oo labada dhinac Puntland iyo Somaliland ku dhex maray jiidaha hore ee dagaalka.

Wararku waxay sheegayaan in madaafiic la isku adeegsaday kadib markii ciidanka difaaca Puntland ay weerar ku qaadeen saldhig ay Somaliland kaga sugan tahay aagaga hore ee dagaalka deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=68033

Posted by on Oct 9 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.
  • Abdi: Runtu waxay tahay: Guddoomiye Gobol oo isu haysta inuu yahay “Madaxweyne Wadan” waxay ka dhigan...
  • Abdi: Qoraagga maqaalkani warar cadcad oo badan buu soo bandhigay. Waanna loo baahna. Anna waxan ku daraya:...