Home » October 31st, 2018
Entries posted on “October, 2018”

Hargeisa (HM ) Xisbiga Wadani ayaa sheegay in dib u dhaca ku yimaada doorashada Golaha Wakiilada uu masuul ka yahay Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. HALKAN KA DAAWO VIDEO Hogaanka Xisbiga Wadani ayaa ka Jawaabay sidoo kale hadalkii dhowaan kasoo yeedhay Muuse Biixi Cabdi, Waxayna ku eedeeyeen inaanu dhex dhexaad ka ahayn, oo la saftay […]
October 31st, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Muqdisho (HM)-uu hoggaaminayo Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Haysom ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Koofur Galbeed. Socdaalka Wakiilka Qaramada Midoobey ayaa ka mid ah safaro uu ku tagayo xarumaha maamul goboleedyada, si uu u dhageysto cabashada madaxda dowlad goboleedyada, isla markaana loo xaliyo khilaafka ka dhex taagan dowladda […]
October 31st, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Kismaayo (HM) – Askar ka tirsaneyd ciidamada maamulka Jubbaland oo lagu eedeeyay inay amni darro ka wadeen magaalada Kismaayo oo dhowaan lagu qabtay dagaal dhex maray ciidamada maamulka ayaa maanta la soo taagay maxkamad ciidan. Dacwad lagu soo oogay askartan ayaa waxa dhageystay Maxkamada ciidamada maamulka Jubbaland, waxaana 13 askari oo ka tirsana Ciidamada Jubaland inay […]
October 31st, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Muqdisho ( HM ) Wasiirka maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle iyo agaasimaha Bank-ga adduunka ee Bariga Afrika, Bella Bird, ayaa maanta si wada jir ah u saxiixay $80 Milyan oo ah qaybtii hore ee mashruuca bank-ga adduunku uu dawladda Soomaaliya ku abaal mariyay. Wasiirka maaliyadda XFS ayaa sheegay in Bank-ga adduunku uu aad […]
October 31st, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Muqdisho (HM)- Puntland ayaa aadi doonta doorasho madaxweyne horaanta bisha Janaayo ee sanadka soo aadan. Madaxweyne Gaas ayaa doonaya inuu dib ugu soo laabto kursiga isagoo hada uun bilaabay dhaq dhaqaaqiisa doorashada. Musharaxiin u badan reer Qardho aya u taagan kursiga madaxtinimada Puntland ee shanta sanno ee soo socota, Garoowe iyo Gaalkacyo ayaa sidoo kale dhowr […]
October 31st, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Kismaayo (HM)-Maamulka Jubbalad ayaa digniin adag usii diray dadka uu sheegay inay ku mashquulsan yihiin carqaladeynta doorashada la filayo inay dhawaan ka dhacdo magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose. C/rashiid Xasan Janan, Wasiirka Amniga ee Jubbaland ayaa digniin adag u diray qof kasta oo isku mashquulineysa carqaladeynta doorashada Jubbaland, isagoo fariintiisa laga dheehan karay inay […]
October 31st, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Muqdisho (HM) –Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa rajo xumo ku dhacday xili 18 maalmood ay ka harsan tahay doorashada madaxtinimada Koonfur Galbeed. Shariif ayaa sugayay lacag dhan $10 milion oo dollar oo uu kaga qeyb gali laha doorashada, taas oo ka imaaneysay Dowlada Imaaratka Carabta, si uu u helo xildhibaano ku filan, […]
October 31st, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Muqdisho (HM)-Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u ambabaxay magaalada Jubba ee Koofurta Sudan. Sida ay shaacisay wakaalada wararka ee SONNA wafdiga Madaxweynaha ayaa ka qeyb geli doona munaasabadda dhameystirka heshiiska ay gaareen dhinacyada isku hayay dalkaas. Madaxda dalalka Gobolka ayaa ka qeyb geli doona munaasabada […]
October 31st, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Garoowe (HM)-Taliyaha saldhiga dhexe ee caasimadda Garoowe Dhamme Maxamuud Muuse Bile(Fardafuul) ayaa sheegay inay gacanta ku soo dhigeen askari toogasho ku dilay nin dhalinyaro ah oo Garoowe lagu dilay. Ninka la dilay oo lagu magacaabi jiray Yaxye Cabdirisaaq Xaaji wuxuu ahaa arday wax ka barta Jaamacadda Bosaso faracadeeda magaaladda Garoowe, isagoo wax ka baran jiray […]
October 31st, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Muqdisho (HM)-Wareysi ay BBC-da siisay ayey Khadiija Kensig ku sheegtay in ay ku kalsoontahay baaritaanada uu wado Turkiga ee ku aadan dilka Jamal Khashoqji balse ay ka codsaneeyso beesha caalamka inay gacan ka siyaan Turkiga baaritaanada socda. Waxay waddamada reer galbeedka ka codsatay in ay dhinac iska dhigaan xifaaltanka kala dhaxeeyo Turkiga. ”Tani waxay ahayd […]
October 31st, 2018 | Posted in wararka | Read More »