Home » September 29th, 2018 Entries posted on “September, 2018”

Daawo:-Qoraa Maxamed Ismaaciil Bulaalle oo soo Bandhigay Buugga“7 Talaabo oo u taagam Maareynta Wakhtiga,,-Video

Muqdisho (HM)-Qoraa Maxamed Ismaaciil Bulaalle oo kamid ah Qorayaasha Soomaaliyeed iyo waliba aqoonyahanka ayaa waxaa uu dhawaan soo Bandhigay Buug uu ugu magacaabo“7 Talaabo oo u taagam Maareynta Wakhtiga,, Qoraaga Buuggan oo ku nool Dalka Danmark ayaa waxaa uu sheegay in uu qoray Buuggan kadib markuu arkay Baahi weyn oo Bulshada Soomaalidu u qabto Maareynta […]

September 29th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Soomaliland oo Xabsiga dhigtay Odayaal dhawaan dhaliilay Qalbi Dhagax oo Hargeysa yimid-Video

Laascaanod  ( HM )-Wararka naga soo gaadhay magaalada burco ee Xarunta Gobolka Togdheer ayaa waxay sheegayaan in Xukuumadda somaliland ay Halkaasi ku xidhay Laba Nin oo kamid ah Odayaasha deegaanka, Kuwaasi oo dhowaan Eedaymo kala duwan usoo jeediyey Cabdikariim Muuse ( Qalbi-dhagax) iyo jabhadda ONLF. Odayaashan  oo Shiray Magaalada Burco  ayaa sheegay in  Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi […]

September 29th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Muqdisho Aabe sheegay in Gabadhiisa xoog lagaga haysto iyo sida wax u dhaceen-Video

Muqdisho (HM) – Aabaha dhalay Ruqiya Cabdullaahi Maxamed oo guurkeeda Maxamed Cabdiraxmaan Mukhtaar uu sababay in la dilo oo kadibna la gubo Axmed Mukhtaar Saalax (Axmed Dowlo) ayaa markii ugu horreysay ka hadlaya arrintan. Aabe Cabdullaahi Maxamed ayaa shaaca ka qaaday inuusan waxba ka jirin warka ah in gabadhiisa uu bixiyey oo uu siiyey Maxamed Cabdiraxmaan, […]

September 29th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Taliyaha Ciidanka amniga Garoowe oo hadal muran badan dhaliyey ka sheegay Warbaahinta-Video

Garoowe (HM)-Taliyaha ciidanka xasilinta Puntland ee Garowe ahna taliyaha qaybta Nugaal iyo la dagaalanka argagixisada Puntland ayaa hadal dood badan abuuray shalay warbaahinta ka sheegay, kaasoo ahaa inuu u digayo lamaaneyaasha banaanka magaalada shukaansiga u aada. ”Waxaan u digayaa dadka banaanada u baxa ee ragga iyo dumarka ah ,kuwaasoo marka ay banaanada isla aadaan gawaarida […]

September 29th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Maamulka Puntland oo ku dhawaaqay Dagaal cusub oo ka dhan ah Soomaliland-Akhriso

Garowe (HM) – Maamulka Puntland ayaa shaaca ka qaaday in weerar dhowr jiho ah ay ku qaadi doonaan maamulka Somaliland oo ciidamo ay ka joogan qeybo kamid ah Gobolka Sool. Dagaalkan ayaa waxaa ku dhawaaqay Gudoomiyaha gobalka Sool ee Puntland Cabdiraxmaan Abukar Geelle oo sheegay in ciidamada Somaliland ay wadaan sal balaarsi iyo xadgudub xuduud. Guddoomiyaha ayaa […]

September 29th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Ciidamada NISA oo howlgal qorsheysan ku soo qabtay khabiir dhanka Qaraxyada oo ka tirsan Al-Shabaab-Akhriso

Muqdisho (HM)-Ciidamada Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa howl gal qorsheysan oo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho waxaa ay ku soo qabteen xubin ka tirsan Al-Shabaab. Sida lagu baahiyay barta Twitter-ka ee NISA waxaa lagu sheegay in howlgalka lagu soo qabtay khabiir dhanka Qaraxyada ah oo Al-Shabaab ka tirsan. Howlgalka ayaa la sheegay inuu si taxadar […]

September 28th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Yaa ka faa’iidaysanaya Wabarashada Lacag la’aanta ah ee Dawladda Soomaaliya ku dhawaaqday?-Video

Muqdisho (HM)-Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya ayaa shaacisay in ay la wareegtay 24 Iskuul oo ku yaalla Muqdisho laguna bixinayo waxbarasho lacag la’aan ah. Waxbarashada lacag la’aanta ah ayaa lagu billaabayaa 14, 803 arday oo wax ka barata 24-ka Iskuul ee dawladdu maanta la wareegtay.Dawladda ayaa sidoo kale bixinaysa mushaarka iyo gunnooyinka macallimiinta dugsiyadaan oo gaaraya 713 […]

September 27th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in Lacag la,aan ay noqon doonto Waxbarashada Soomaaliya-Video

Muqdisho (HM)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay munaasabadda daahfurka barnaamijka dib u habaynta Waxbarashada Dadaweynaha ayaa sheegay in ay ka go’an tahay dowladda in dib loo xoojiyo nidaamkii waxbarasho ee lacag la’aanta ahaa ee ka jiray dalka. Madaxweynaha ayaa khudbad u jeediyey kumannaan arday ah oo wax ka barata 24 […]

September 27th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Midowga Yurub oo Lacag Malaayiin ah ku dhawaaqay in uu siin doono Soomaaliya-Akhriso

Muqdisho (HM)-Midowga Yurub ayaa ku dhowaaqay deeq lacageed oo gaaraysa boqol malyan oo Euro una dhiganta ($116 million) inuu ku taageerayo dowlada Soomaaliyeed iyadoo ay tahay lacagtii ugu badneyd oo ay ugu deeqdo dowlada Soomaaliya. Ku dhowaaqista Midowga Yurub ayaa imanaysa maalin kadib markii uu Bangiga Adduunka uu sheegay in uu si toos ah ugu […]

September 27th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday go,aan shacabku ku farxay-Video

Muqdisho (HM) Shir saxaafadeedka Billaha ah ee Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle , ayaa faah-faahin ka bixiyay guulaha Soomaaliya ay ka gaartay hagaajinta Maaliyadda. Wasiirka ayaa sheegay in shuruudihii ugu muhiimsanaa ee deymaha looga cafinayo Soomaaliya ay ka gudubtay ka hor waqtigii loogu tala galay sida ay qireen madaxda hey’adda Lacagta Adduunka. HALKAN KA […]

September 27th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • Abdi: Timirtii horeba dab loo waaaaaaaa.
  • Abdi: Waxa dhaba in Muuse Biixi Cabdi naf la caari yahay, oo ku jiro “illayn naf gawracayni geed kama...
  • Abdi: Booqashadda haddeer socota waa ciyi waaggii ka beryey.
  • Abdi: Waxaan u sheegaya Madaxda Dawladda Federaalka Soomaaliyeed, gaar ahaan, Madaxweynaha iyo Ra’isal...
  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...