|

Daawo:-Soomaliland oo Xabsiga dhigtay Odayaal dhawaan dhaliilay Qalbi Dhagax oo Hargeysa yimid-Video

Laascaanod  ( HM )-Wararka naga soo gaadhay magaalada burco ee Xarunta Gobolka Togdheer ayaa waxay sheegayaan in Xukuumadda somaliland ay Halkaasi ku xidhay Laba Nin oo kamid ah Odayaasha deegaanka, Kuwaasi oo dhowaan Eedaymo kala duwan usoo jeediyey Cabdikariim Muuse ( Qalbi-dhagax) iyo jabhadda ONLF.

Odayaashan  oo Shiray Magaalada Burco  ayaa sheegay in  Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax  inuu Dhibaato u Gaystay Xiligii uu Dagaalka kula Jiray Dawlada itoobiya, waxayna Xuseen inuu Qalbi-dhagax uu Gaadiid ka Gubay Xiligaas Waxaana ay sheegeen in uu Dhibaato u Gaystay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Nin Adduunyo Joogoow maxaa Aragti kuu laaban :    Shalay ONLF  Cidii ka tirsan iyo Cidii laga Maqlo  inay taageerto Somaliland way Xidhi Jirtay,  Halka maanta    Qofkii wax ka sheega ONLF lagu xidhayo Somaliland.

Cabdikariin Qalbi-dhagax oo dhowaan soo gaadhay magaalada Hargeisa, Islamarkaana  la kulmay Masuuliyiin kala duwan  ayaa sheegay in aanu booqanayn magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka,  Wuxuu kale u mahadceliyay baarlamaanka Soomaaliya hase ahaatee wuxuu yidhi ma doonayo inaan arko qolada kale (Qolada kale magacooda ma sheegin).

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=67660

Posted by on Sep 29 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: War Majeerteen guracan iga dheh.
  • Abdi: Marxuumkaas waxa loo dillay “Position ka shaqo ee uu hayey”. Sida darteed, dadka sida deg dega ah...
  • Abdi: Mr. R. Mustaqbal; Waan ka xumahay in maqaalka uu ka soo dheereeyey “Raalli gelin ay bixisay Dawladda...
  • mohamuud: BEESHA ISAAQ DADKA WAR HAUGA DHIGIN MAGACOODA WEBKA DHAN BAAD KU XAYAYSIISATAY MA HUNGURI SHILIMO AYAA GALAY
  • turab: https://www.youtube.com/watch? v=6CtwuCk1vKM