|

Daawo:-Qaabkii Boosaaso loogu soo dhaweeyay Cabdikariim Muuse Qalbi Dhagax oo Soomaliland ka tagay-Video

Boosaaso ( HM) Waxaa Maanta Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari,gaaray C/Kariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo ka mid ah Saraakiisha Sar sare ee Jabhada ONLF.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Soo dhaweeynta C/Kariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax ayaa waxa ka qeyb qaatay Xubno ka tirsan Maamulka Puntland iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan Magaalada Boosaaso.

C/kariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax, ayaa Dhawaanahaan ku sugna Magaalada Hargeysa,isagoona kulamo kala duwan la qaatay Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi, iyo Mas’uuliyiinta kale ee Maamulka Soomaaliland,isagoona kala hadlay Arrimo badan.

Dhanka kale C/Kariin Qalbi Dhagax ayaa la sheegay in sidoo kale uu booqasho ku tagi doono Qeyb ka mid ah Gobolka Mudug,iaydoona Warar qaar ay shegayaan in Qalbi Dhagax uu sheegay in gooba uu booqan doono aysan ka mid aheyn Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=67679

Posted by on Sep 29 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: Timirtii horeba dab loo waaaaaaaa.
  • Abdi: Waxa dhaba in Muuse Biixi Cabdi naf la caari yahay, oo ku jiro “illayn naf gawracayni geed kama...
  • Abdi: Booqashadda haddeer socota waa ciyi waaggii ka beryey.
  • Abdi: Waxaan u sheegaya Madaxda Dawladda Federaalka Soomaaliyeed, gaar ahaan, Madaxweynaha iyo Ra’isal...
  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...