|

Daawo:-Duqayda iyo Waxgaradka Buuhoodle oo fariin u diray Madaxweynaha Dawlad deegaanka Soomaalida-Video

Buuhoodle (HM)-Waxgaradkii ugu badnaa ayaa isugu yimid magaalada Buuhoodle ee Xarunta G Cayn, waxayna fariin toosa u direen madaxda maamulka Soomaalida cusub ee dawlad deegaanka Soomalida ee uu ugu horeeyo Madaxweyne Mustafe Cagjar, waxay duqydani soo taxeen dulmigii dhanka maamulka,Horumarka iyo barakicinta ahaa ee xukuumadii hore u gaysatay deeganada ugu badan ee ay deganayeen iyo sida loogala dagaalamay horumar dhankastaba noqon kari lahaa.

HALKAN KA DAAWO HADALKA ODAYAASHA,…..

Hada waxay dalbadeen inay doonayaan xuquuqdoodii dhanka Deegaamada, horumarka, siyaasada iyo xilalkeeda iyo in deegaankooda loo soo diro dad indha indheeya oo wax ka qabta una guur gala baaxada Dhul iyo Dadeed ee deegaanka ay fadhiyaan umaddaasi ogaata.

Horufadhi

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=67536

Posted by on Sep 25 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.
  • Abdi: Runtu waxay tahay: Guddoomiye Gobol oo isu haysta inuu yahay “Madaxweyne Wadan” waxay ka dhigan...
  • Abdi: Qoraagga maqaalkani warar cadcad oo badan buu soo bandhigay. Waanna loo baahna. Anna waxan ku daraya:...