|

Daawo:-Buuhoodle Soomaalida Portland Maine oo Deeq soo gaadhsiiyey Masaajidka Deegaanka Maygaagle-Video

Buuhoodle  ( Horufadhi News) Jaaliyada Portland Maine ee dalka Maraykanka gaar ahaan Jameecadda masjidka Bilaal ayaa deeq lacgeed gaarsiiyey Masaajidka tuuladda Maygaagle , lacagtan oo jaaliyadu soo marsiiyeen Yaasiin Maxamuud Jaamac oo ka yimi portland ayaa tirsigeedu ahaa $1000 (Kun dollar).

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Culimadda iyo waxgaradka deegaanka ayaa dhamaan umadda musliminta ah ka codsaday inay gacan ka geystaan dayactirka Masjidka Maygaagle oo ay doonayaan inay dib u habayn ku sameeyaan.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=67208

Posted by on Sep 15 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: Waxaan u sheegaya Madaxda Dawladda Federaalka Soomaaliyeed, gaar ahaan, Madaxweynaha iyo Ra’isal...
  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.
  • Abdi: Runtu waxay tahay: Guddoomiye Gobol oo isu haysta inuu yahay “Madaxweyne Wadan” waxay ka dhigan...