|

Daawo:-Golaha Wasiirada Jubaland oo qaaday wado uu u jeexay Hoggaamiyahooda Axmed Madoobe-Video

Kismaayo (Horufadhi News)-Golaha wasiirada maamulka jubbaland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in xidhiidhka loo jaray dowladda dhexe ee soomaaliya ka dib shir ay ku yesheen magaalada kismaayo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Go’aankan ayaa u muuqda mid hogaamiye axmed madoobe uu horay u jeexay taasi oo wasiiradan ayna sinaba uga hor imaan karin amarkiisa iyo siyaasada uu kula dagaalamayo dowladda dhexe

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=67170

Posted by on Sep 14 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: ISKA HADLOW INA IGARRE. SOMALILANDEEY MARNA TAAGTA MARNA TAMARTA.
  • Abdi: Iska hadlow INA IGARRE. Marka la eego xawligii ay ku socotay, Puntland meel roon bay maanta joogi lahayd haddii...
  • Abdi: HAMBALYO iyo BOGAADIN baanu hawada u marinayna madaxda gobolladda ee ka biyo diiday “WarmurtiyeedkaR...
  • Abdi: Rag waaweyn oo madax u ah ummad Soomaaliyeed ayaa afar casho shir u fadhiyey. Waxay soo bandhigeen bakh iyo...
  • Turab: Bismillaah “Dawladi, waa heshiis shacab”, Hargeysa waxa ka taliya, ma aha dawlad ee waa xukun ku...