|

Daawo:-Cabdi iley oo maanta Maxakamad lasoo taagay Su,aallo toos ahna la waydiiyey iyo wuxuu ku jawaabay-Video

Jigjiga ( Horufadhi News)-Madaxweynihii hore ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Cabdi Maxamuud Cumar ayaa markale maanta la hor geeyey maxkamad, Iyadoo Dhageysiga dacwadiisa dib loo dhigay muddo 14 cisha ah.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Cabdi ayaa ku eedaysan inuu gaystay dil, xadhrig aan loo meel dayin, jidh dil iyo ku takri fal awoodeed, eedahaas oo uu isagu beeniyay in uu geystay.

Madaxweynihii hore ee deegaanka Somalida Cabdi Maxamuud Cumar oo Maanta Maxkamadda Addis Ababa lasoo taagay oo laweydiiyey in ‘lajidh dilo’ waxa uu Ku Jawaabay; Waxaa ii yimaadda Niman ii hanjaba”.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=67175

Posted by on Sep 14 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah; Sanbaloolshe, waa siyaasi isagoon u qaan gaadhin siyaasada, oo qaxooti degan Ingiriiska xilal...
  • Turab: Bismillaah Axmed madoobe ma aha M/weynaha Jubbaland, laakiin wuxuu ahaa M/weynihii hore ee Jubbaland. Sidee...
  • Abdi: Mayarkaas Hargeisa wax baa ka jira. Media-hu waa weriyey in “Bisad Suulli Ku Dhacday La Badbaadiyey oo...
  • Rasta buuni: Rasta
  • Abdi: War Majeerteen guracan iga dheh.