|

Daawo:-Barnaamijka Falanqeynta Jimcaha Horufadhi Media iyo isbadelka Xoogan ee Dalka Ruushka Caalamkoo ka yaaban-Video

Muqdisho (Horufadhi News)-Waxaan halkan idinka soo gudbin doonaa Daawadayaasha Qiimaha leh Barnaamijka Falanqeynta maalinta Jimcaha ee Horufadhi Media-HM oo aad alaaba kala socotaan wararka Caalamka ka gaan ka gaan anaga oo idiinka soo uruurina xogaha iyo wararka Diblamaasiyadeed ee caalamka ugu dambeeyey.

Maanta Barnaamijka falanqaynta Jimmcaha waxaa aan ku dhugan doonaa ama ku qaadaa dhigi doonaa isbadelka weyn ee ka socda Dalka Ruushka iyada oo uu Dalkaa hada caalamku si weyn isha ugu hayo.

HALKAN KA DAAWO QAYBTA KOOWAAD EE BARNAAMIJKA.

Qaybta labaad Booqo Channelka Horufadhi Media 

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=67159

Posted by on Sep 14 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: ISKA HADLOW INA IGARRE. SOMALILANDEEY MARNA TAAGTA MARNA TAMARTA.
  • Abdi: Iska hadlow INA IGARRE. Marka la eego xawligii ay ku socotay, Puntland meel roon bay maanta joogi lahayd haddii...
  • Abdi: HAMBALYO iyo BOGAADIN baanu hawada u marinayna madaxda gobolladda ee ka biyo diiday “WarmurtiyeedkaR...
  • Abdi: Rag waaweyn oo madax u ah ummad Soomaaliyeed ayaa afar casho shir u fadhiyey. Waxay soo bandhigeen bakh iyo...
  • Turab: Bismillaah “Dawladi, waa heshiis shacab”, Hargeysa waxa ka taliya, ma aha dawlad ee waa xukun ku...