|

Daawo:-Baarlamaanka Maamulka Soomaliland oo ansixiyey Sharci ka hor imaanaya Diinta Islaamka iyo Dhaqanka Suuban-Video+Warbixin

Hargeisa ( Horufadhi News) Culimada magaalada Hargeisa ayaa si kulul uga hadlay Xeerka Kufsiga oo dhowaan ay Meel-mariyeen Golaha Wakiilada Somaliland, Kaasi oo Buuq Xoogan dhaliyey kadib markii lasoo bandhigay Qodobo la yaab leh oo ku Jira.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Sheekh C.raxmaan Yuusuf Guuleed ayaa ka waramay siduu Xeerkan uga soo Horjeedo Diinta Islaamka iyo dhaqanka Soomaaliyeed, Wuxuuna sharaxay dhibaatooyinka laga dhaxali karo, isagoo sheegay inaan laga Fekerin ee Mid uu Reer Galbeed degsaday Lasoo Qaatay ( Copy ) oo Af-Soomaali loo badalay.

Qodobada la yaabka leh ee Ku jira waxaa kamid ah in Caruurtu ay ku Qaan-gaadho 18-Taasi oo Reer Galbeedku Dejisteen, Diintana kasoo Horjeeda, Sidoo kalana ZINADA oo kamid ah dunuubta waawayn ayaa dadka sameeyaan Aanu Xeerkan Qabanayn, Wuxuuna sheekhu soo bandhigay Arimo kala duwan.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=67201

Posted by on Sep 14 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Murjin: Duqa Caliya doormat samba ahaa ayaa la doorman Yuu dudin hee
  • Hirad: Kkkkk miskiin cali ciise waan ka naxay wuu ooyay
  • Ali yusuf: Wasirka deface ee UK ee somaliland yimid
  • Ali yusuf: Sodigi cadalada waday horufadhi away wssirki deface ee somaliland yimisd
  • Abdi: Tollow, miyayan haween kani rag u tashadda lahayn? Mise rag iyo dumar waa wada qaran jab?