|

Akhriso:-Madaxda Maamul Gobaleedyada oo shuruud ku xidhay wada hadalka Dowladda Fereelka ah-Warbixin

Muqdisho (Horufadhi News)-Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa war murtiyeed ka soo saaray baaqii Madaxweyne Farmaajo ee uu madaxda dowlad goboleedyada isugu yeeray shir wadatashi ah oo dhaca 17-18 nisha September, kaddib go’aankii dowlad goboleedyada ku hakiyeen wada shaqeyntii dowladda Federaalka.

Maamul goboleedyada ayaa shuruud ku xiray wada xaajood ay galaan dowladda Federaalka, si lagu dhameeyo khilaafka, waxaana ay soo jeediyeen in la heli xaraf saddexaad oo door dhexdhexaadin iyo damaanad qaade ka shaqada shir kasta arrimaha khilaafka dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada looga hadlayo.

Sidoo kale maamul goboleedyada ayaa soo jeediyay in sababo amni awgeed  in la isla meel dhigo goobta uu shirka ka dhacayo iyo amnigeeda.

Halkan hoose ka akhriso war murtiyeedka:-

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=67180

Posted by on Sep 14 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Murjin: Duqa Caliya doormat samba ahaa ayaa la doorman Yuu dudin hee
  • Hirad: Kkkkk miskiin cali ciise waan ka naxay wuu ooyay
  • Ali yusuf: Wasirka deface ee UK ee somaliland yimid
  • Ali yusuf: Sodigi cadalada waday horufadhi away wssirki deface ee somaliland yimisd
  • Abdi: Tollow, miyayan haween kani rag u tashadda lahayn? Mise rag iyo dumar waa wada qaran jab?