|

Daawo:-Barnaamijka Tacadigii naxariis darada ahaa ee ka dhacay Jeel-ogaadeen-Video

Jigjiga ( Horufadhi News) Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij gaar ah oo lagu soo Bandhigay Tacadigii iyo Dhibaatooyinkii kala duwana ee ka dhacay Jeelka dhexe ee magaalada Jigjiga ( Jeel-Ogaadeen).

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxaana sidoo kale ka Warbixiyey Masuuliyiin iyo Xubno kale oo Xabsigaasi kasoo baxay, Kuwaasi oo ka waramaya Sida ay wax u dhaceen, Waxaana Barnaamijkan  Baahiyey Telefishinka Deegaanka Soomaalida.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=67116

Posted by on Sep 13 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: Booqashadda haddeer socota waa ciyi waaggii ka beryey.
  • Abdi: Waxaan u sheegaya Madaxda Dawladda Federaalka Soomaaliyeed, gaar ahaan, Madaxweynaha iyo Ra’isal...
  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.