|

Madaxweynaha Eritrea oo maanta ka soo muuqan doona shirka Urur gobolleedka IGAD ee ka furmaya Addis Ababa-Akhriso

Jigjiga (Horufadhi News)-Eritrea ayaa  hadda u muuqata in ay soo ceshaneyso xubin-nimadii Urur gobolleedka IGAD,  iyadoo maanta  madaxweyneIsaias Afwerki uu ka soo muuqan doono shirka Ururkan uga furmaya magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.

Shirka ayaa sidoo kala lagu wadaa in lagu ansixiyo si rasmi ah xubin-nimada Eritrea iyadoo dhanka kalana lagu gurfeyn doono isbadalka iyo dadaallada nabadeed ee guud ahaanba ka socda wadamada Geeska Africa.

Tallaabadii ugu danbeysay ee lagu dhameynayo colaadda Itoobiya iyo Eritrea  ayeey labada hoggaamiye waxaa ay ku guuleysteen maalintii shalay in ay si rasmi ah isugu furan xadka labada dowladdood ay wadaagaan si dib loogu soo celiyo isku socodkii labada dhinaca.

Dowladda Eritrea ayaa laga saaray xubinimada urur Goboleedka IGAD Sanadkii 2007-dii, wixii waqtigaa ka danbeeyay-na waxaa ay u muuqatay mid go’doon kaga jirta aduunka intiisa kale.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=67093

Posted by on Sep 12 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: ISKA HADLOW INA IGARRE. SOMALILANDEEY MARNA TAAGTA MARNA TAMARTA.
  • Abdi: Iska hadlow INA IGARRE. Marka la eego xawligii ay ku socotay, Puntland meel roon bay maanta joogi lahayd haddii...
  • Abdi: HAMBALYO iyo BOGAADIN baanu hawada u marinayna madaxda gobolladda ee ka biyo diiday “WarmurtiyeedkaR...
  • Abdi: Rag waaweyn oo madax u ah ummad Soomaaliyeed ayaa afar casho shir u fadhiyey. Waxay soo bandhigeen bakh iyo...
  • Turab: Bismillaah “Dawladi, waa heshiis shacab”, Hargeysa waxa ka taliya, ma aha dawlad ee waa xukun ku...