|

Daawo:-Gabadh ay Cabdi iley isku Qoys yihiin oo ka sheekaynaysa qaabkii uu Dadki Ciqaabi jiray iyo Gabadh uu gubay-Video

Muqdisho ( Horufadhi News ) Madaxwaynihii Hore ee deegaanka Soomaalid Cabdi maxamuud Cumar ( Iley ) ayaa intii uu Xilkaasi Heyey wuxuu gaystay Dhibaatooyin kala duwan, Kuwaasi oo la sheegay inay yartay Cid aysan Saamayn ku yeelanin.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Hadaba Gabadh ay is xigaan Cabdi Iley oo Afar-sano ka Jirtay Xabsiga Jeel-ogaadeen, oo  ka waramaysa sida uu ku ahaa tolkii ayaa sheegay in Dhibaatooyin Ba’an uu ka gaystay deegaanka, waxayna sheegtay inuu gacantiisa Hablaha ku gubi Jiray.

“Cabdi Iley waa Dhuraa,    Abaalmarintiisu wax laga gudi karo maaha, wuxuu dadka uu u gaystay, Waa in Isagoo Nool Kolba in la Gooyo, waa Intaas Abaalkiisu in lagu wado 20-sano inta ay Cadhadu ka ba’ayso dadka ” Ayay tidhi.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=67088

Posted by on Sep 12 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: Booqashadda haddeer socota waa ciyi waaggii ka beryey.
  • Abdi: Waxaan u sheegaya Madaxda Dawladda Federaalka Soomaaliyeed, gaar ahaan, Madaxweynaha iyo Ra’isal...
  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.