|

Daawo:-Cabdi iley oo lagu Ciqaabayo Jeel ku yaalla Itoobiya iyo Hooyadii oo kasoo warantay xaaladiisa oo halis ah-Video

Jigjiga ( Horufadhi News ) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Xaalada  Madaxwaynihii Hore Deegaanka Soomaalida Cabdi Maxamuud Cumar , IYadoona wararka qaar ay sheegayaan in si xun loo Jidh-dilay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxaa Telefishinka Universal lasoo xidhiidhay Deeb Mahad Colow Hooyada dhashay Cabdi Maxamuud  Cumar oo ka warbixisay sida ay wax u dhaceen.  “Isagoo sidii Meyd ah ayay Jiidayeen,  Wuuba suuxay “ Ayuu tidhi.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=67058

Posted by on Sep 11 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Murjin: Duqa Caliya doormat samba ahaa ayaa la doorman Yuu dudin hee
  • Hirad: Kkkkk miskiin cali ciise waan ka naxay wuu ooyay
  • Ali yusuf: Wasirka deface ee UK ee somaliland yimid
  • Ali yusuf: Sodigi cadalada waday horufadhi away wssirki deface ee somaliland yimisd
  • Abdi: Tollow, miyayan haween kani rag u tashadda lahayn? Mise rag iyo dumar waa wada qaran jab?