|

Daawo:-Buuhoodle Gabdho dhalinyaro ah oo ka farxiyey Bulshada Gobalka Cayn-Video

Buuhoodle  ( Horufadhi News) Gabdho dhalinyaro ah oo Bartay Caafimaadka  ayaa magaalada Buuhoodle ee Xarunta gobolka Cayn ka furan Xarun Caafimaad oo loogu magac daray ( GAR-GAAR) Taasi oo Bulshada deegaanka Farxad gelisay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxaa Munaasibad loo qabtay Furitaanka Xarunta kasoo qayb galay  Waxgarad, Dhaakhaatiir iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshada, Kuwaasi oo siwayn ugu dhiiri geliyey  Gabdhaha Dhalinyaradda ah, ee Wax bartay  dedaalka ay sameeyeen.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=67066

Posted by on Sep 11 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Murjin: Duqa Caliya doormat samba ahaa ayaa la doorman Yuu dudin hee
  • Hirad: Kkkkk miskiin cali ciise waan ka naxay wuu ooyay
  • Ali yusuf: Wasirka deface ee UK ee somaliland yimid
  • Ali yusuf: Sodigi cadalada waday horufadhi away wssirki deface ee somaliland yimisd
  • Abdi: Tollow, miyayan haween kani rag u tashadda lahayn? Mise rag iyo dumar waa wada qaran jab?