|

Deg Deg:-Maamul Gobaleedyadda Soomaaliya oo shirkii Kismaayo uga socday Xidhiidhka ugu jaray Dowladda Federaalka ah-Akhriso

Kismaayo (Horufadhi News)-Shirkii Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo afartii cisho ee la soo dhaafay ka socday magaalada Kismaayo ayaa goor dhow la soo gabagabeeyay.

War murtiyeed Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ka soo saareen ayay ug hadleen dhinacyada amniga, siyaasadda, arrimaha dastuurka iyo doorashooyinka.

Maamul goboleedyada ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka inay faragelin ku heyso, isla markaana Dhaqaalaha amniga loogu tala galay u adeegsaneysou burburinta maamulada.

Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa sheegay inay hakad geliyeen wada shaqeynta kala dhaheysay dowladda Federaalka inta ay ka gelineyso heshiisyadii ay horay u wada gaareen.

Akhriso war murtiyeedka:-

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=66954

Posted by on Sep 8 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Deg Deg:-Maamul Gobaleedyadda Soomaaliya oo shirkii Kismaayo uga socday Xidhiidhka ugu jaray Dowladda Federaalka ah-Akhriso”

  1. Rag waaweyn oo madax u ah ummad Soomaaliyeed ayaa afar casho shir u fadhiyey. Waxay soo bandhigeen bakh iyo been aan sal iyo raad lahayn. ALLOW SAHAL AMUURAHA.

Leave a Reply

Recently Commented

  • mohamuud: soomaalidu waa caddow carabtuna waa walaalaheen?
  • mohamuud: iibsashada licence ka
  • mohamuud: war dadka waxba uma haysaane xaraash macnahheda malaha ma garanaysaan 20% hadii laina siiyo faaidaan qabnaa...
  • Rasta buuni: Ok
  • Turab: Bismillaah Hey`adan, waxan ay iska qortay, xaga Somaliya 99.9% waa mala awaal. Ilaa dawladii Carta, waa...