Home » September 30th, 2018 Entries posted on “September, 2018”

Daawo:-Muran ka taagan Magaca Xisbigii uu maanta Muqdisho kaga dhawaaqay Xasan Sheekh-Video

Muqdisho ( HM) Madaxweynihii hore ee Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa loo doortay Guddoomiyaha Xisbiga lagu magacaabo Midowga Nabadda iyo Dimoqraadiyadda (Union For Peace and Democratic- UPD). Munaasabad magaalada Muqdisho lagu qabtay ayuu Xasan Sheekh Maxamuud ka sheegay inuu ka mahadcelinaayo doorashada loo doortay Guddoomiyaha Xisbiga oo ah mid ku cusub saaxada Siyaasada. Xasan Sheekh waxa […]

September 30th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Akhriso:-Maxaa ka jira in Madaxweyne Farmaajo diyaar u yahay in uu ka dego Hargeysa xarunta Soomaliland-Warbixin

Muqdisho (HM ) Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay in ay dardar galiso sidii dib loogu bilaabi lahaa wadahadalladii dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Somaliland oo hakad galay. Raisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed ayaa BBC-da u sheegay in madaxweyne Farmaajo uu diyaar u yahay in […]

September 30th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Khilaaf xoogan oo ka dhex qarxay Xisbiga Talada Soomaliland haye ee Kulmiye iyo Xubno xilka laga qaaday-Video

Hargeysa (HM)-Guddoomiyihii xisbiga talada haya ee Maamulka Somaliland Jaamac Ismaaciil Cige ayaa ku tilmaamay xil ka qaadis ay ku sameeyeen golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye inuu yahay sharci darro. Wareysi uu siiyay Laanta afka Soomaaliga ee Bbcda ayuu Jaamac Shabeel ku sheegay in xilka guddoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga Kulmiye ay banana tahay  oo […]

September 30th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Soomaliland oo Abiy Ahmed u gudbisay dalab cusub oo ku saabsan Dowladda Soomaaliya-Akhriso

Hargeysa (HM) – Maamulka Somaliland ayaa ugu baaqday Raysalwasaaraha Itoobiya Dr. Abiy Axmed inuu u soo jeesto arrinta ka dhaxaysa Somaliland iyo Soomaaliya oo uu u xaliyo sidii uu u xaliyay arrimaha Itoobiya-Ereteriya, Djibouti iyo Ereteriya iyo khilaafaadka Koonfurta Suudaan. Wakiilka Somaliland u jooga magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya Mr. Axmed Xasan Cigaal, oo u […]

September 30th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Dowladda Soomaaliya oo ka dalbatay Qaramada Midoobey in laga qaado cunaqabateynta Hubka-Video

Muqdisho (HM) –Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo khudbad ka horjeediyay shirka loo dhan yahay ee golaha guud ee Qaramada Midoobey ayaa dalbaday in Soomaaliya laga qaado cunaqabateynta hubka ee saran. Wasiirka ayaa sheegay in Soomaaliya ay baahan tahay in laga taageero la dagaalanka Kooxaha argagixisadda sida Al-shabaab iyo Daacish taasina ay ku […]

September 30th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Akhriso:-Xisbi Siyaasadeed uu Hoggaaminayo Xasan Sh.Maxamuud oo Muqdisho lagaga dhawaaqay-Warbixin

Muqdisho (HM)-Xisbi la magac baxay Midowga Nabadda iyo Dimoqraadiyadda (UPD) ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socda lagu dhawaaqo, kaasoo uu hoggaamiye u noqon doono Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Sida wararku sheegayaan Xisbigan ayaa waxaa ku midoobi doono Xisbigii Daljir, Kutlada Horusocod, PDP iyo Siyaasiyiin kale, waxaana xubnaha ugu firfircoon Xisbigan ka […]

September 30th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Akhriso:-Maayarkii Degmada Boorama oo is casilay iyo Maayar cusub oo la doortay-Warbixin

Boorame (HM)- Maayarkii degmadda Boorama Maxamed Xusseen Maydhanne ayaa maanta is casilay, isla markaana waxaa la doortay maayar cusub. Maalmihii u dambeeyey waxa khilaaf ka jiray xildhibaanada golaha deegaanka Boorama oo qaar doonayeen inay maayarka ridaan, halka qaar kalena maayarka difaacayeen, haseyeeshee waxa ugu dambeyn lagu qanciyey in maayarku is casilo, waxaanu sheegay maayarkii hore […]

September 29th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Dagaal dhaliyey dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Garoowe-Video

Garoowe  (HM ) Magaalada Garoowe oo wayadii dambe amnigeeda faraha ka baxay ayaa saaka aroortii dadka dagan waxay ku tooseen dayanka rasaasta ka dhaceysa taasoo is-weydaarsanayeen kooxo maleeshiyaad ah iyo ciidamada Booliiska. HALKAN KA DAAWO VIDEO Taliyaha loo xil-saarey xasalinta magaalo madaxda Puntland ee Garowe Gen. Muxayadiin oo saxaafada la hadlay ayaa sheegey in iskahorimaadkaan uu dhacey […]

September 29th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Qaabkii Boosaaso loogu soo dhaweeyay Cabdikariim Muuse Qalbi Dhagax oo Soomaliland ka tagay-Video

Boosaaso ( HM) Waxaa Maanta Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari,gaaray C/Kariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo ka mid ah Saraakiisha Sar sare ee Jabhada ONLF. HALKAN KA DAAWO VIDEO Soo dhaweeynta C/Kariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax ayaa waxa ka qeyb qaatay Xubno ka tirsan Maamulka Puntland iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan Magaalada […]

September 29th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Qalbi dhagax oo goordhow lagu soo dhaweeyay Magaalada Boosaaso-Akhriso

Boosaaso (HM)-Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbidhagax oo ka tirsan ururka ONLF ayaa maanta soo gaadhay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Garoonka diyaaradaha ee Boosaaso waxaa kusoo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan Puntland,odayaal dhaqameed iyo dad weyne watay calanka jabhada ONLF. Markii uu soo gaaray Boosaaso ayuu Cabdikariin Qalbidhagax la hadlay dadkii soo dhaweeyay isagoona sheegay in […]

September 29th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • Abdi: Booqashadda haddeer socota waa ciyi waaggii ka beryey.
  • Abdi: Waxaan u sheegaya Madaxda Dawladda Federaalka Soomaaliyeed, gaar ahaan, Madaxweynaha iyo Ra’isal...
  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.