|

Daawo:-Shacabka Laascaanood oo ka hadlay Xaalada uu ku sugan yahay Cali Sandulle oo Hargeysa ku xanuunsan-Video

Laascaanod  (Horufadhi News)-Qaar kamid ah Bulshada ku dhaqan magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay Xaalada Siyaasiga Cali Sandulle, oo Warbixin ku saabsan oo laga soo duubay maalintii shalay aanu baahinay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Sidoo kale waxay ka hadleen hadal kasoo yeedhay maamulka puntland oo sheegay inay diyaar u yihiin inay Dhabarka u ritaan Xaalada Caafimaad ee Siyaasi Cali Sandulle.

Qaar kamid ah Bulshada ayaa sheegay in Siyaasiyiinta kasoo jeeda deegaanada SSC ee ka howlgala Somaliland,   Meel Cidlo ah looga dhaqaaqo marka ay Xilka Baneeyaan.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=66479

Posted by on Aug 25 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Daawo:-Shacabka Laascaanood oo ka hadlay Xaalada uu ku sugan yahay Cali Sandulle oo Hargeysa ku xanuunsan-Video”

  1. Ninkii dhulkiisa khiyaama sidaas ayuu ku dambaynayaa ku farxi maynee ilaahay ha caafiyo raga hada ku sii ordaaya ha cibrad qaateen sida cali khalif oo sirqa ah maxaa ka soo haraya kolay ma fayooba raga hada la jooga iidoorka waa sixran yiheen waxaad ku garan kartaan Prof. Cali Khalif oo daba ordayaa Faysal faaruq miyuusan sixranayn.

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: ISKA HADLOW INA IGARRE. SOMALILANDEEY MARNA TAAGTA MARNA TAMARTA.
  • Abdi: Iska hadlow INA IGARRE. Marka la eego xawligii ay ku socotay, Puntland meel roon bay maanta joogi lahayd haddii...
  • Abdi: HAMBALYO iyo BOGAADIN baanu hawada u marinayna madaxda gobolladda ee ka biyo diiday “WarmurtiyeedkaR...
  • Abdi: Rag waaweyn oo madax u ah ummad Soomaaliyeed ayaa afar casho shir u fadhiyey. Waxay soo bandhigeen bakh iyo...
  • Turab: Bismillaah “Dawladi, waa heshiis shacab”, Hargeysa waxa ka taliya, ma aha dawlad ee waa xukun ku...