|

Daawo:-Mareykanka aqoonyahano ka hadlay arrimaha Khaatumo iyo Soomaliland-Video

Minneapolis ( Horufadhi News ) Aqoonyahano iyo Waxgarad kasoo jeeda deegaanada Khaatumo oo kulan ku yeeshay Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa ka hadlay Arimo kala duwan oo la Xidhiidha Xaalada deegaanada Khaatumo iyo Dawladda Soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxay si adag Fariin ugu direen Madaxda ee Xukuumadda Soomaaliya waxayna sheegeen in hadii indhaha laga Qarsado Bulshada khaatumo  Hadhow meel Fog laga dooni dooono, Waxay sidoo kale shirkan uga hadleen  Faragelinta Somaliland iyo Puntland ee Deegaanada Khaatumo.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=66364

Posted by on Aug 21 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

4 Comments for “Daawo:-Mareykanka aqoonyahano ka hadlay arrimaha Khaatumo iyo Soomaliland-Video”

  1. I am very sorry that you use the word aqoonyaha.
    They are not aqoonyaha.
    Could you please try to know the word aqoonyaha.those people yesterday they were support somaliland.
    To. Day. they are blaming somalilandc

    • Aqoonyahan is a Somali word which denotes an educated person. Whether someone is educated or not, there are so many educated people [aqoonyahan] in the region. So, what is the point of your comment, Juma?

  2. haday shalay tageerayeen somaliland ha ku adkaysteen taageerida iidoor aqoonyahanka ay sheeganayaan waa iska hadlo ina igare waa wada paishion markanka jooga oo aan waxba kala socon wadankooda oo dhagaysta iidoor la jooga maraykanka iyo Cali khaliif oo nolosha ka dhacay oo sirqoobay oo ay cuqdad tolkiis hayso kuwaan sheeganaya aqoon yahano caqli meesha kuma hayaan khaatumo galbatay oo lala aaday Hargaysa ayey bakhti afuufayaan.

  3. Aqoonyahan is a Somali word which denotes an educated person. Whether someone is educated or not, there are so many educated people [aqoonyahan] in the region. So, what is the point of your comment, Juma?

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: Waxaan u sheegaya Madaxda Dawladda Federaalka Soomaaliyeed, gaar ahaan, Madaxweynaha iyo Ra’isal...
  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.
  • Abdi: Runtu waxay tahay: Guddoomiye Gobol oo isu haysta inuu yahay “Madaxweyne Wadan” waxay ka dhigan...