|

Daawo:-Soomaliland Beesha Madhibaan oo weerar ku qaaday Xukuumadda Muuse Biixi-Video

Hargeisa ( Horufadhi News ) Waxaa magaalada Hargeisa maanta Shir ku yeeshay Waxgaradka Iyo Odayaasha dhaqanka ee Beesha Madhibaan, Waxayna eedaymo culus dusha uga tuurkeen Xukuumada Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxay halkaas uga dhowaaqeen Shir ay Qabsan doonaan, Iyagoo Xusay in Dulmi iyo Cadaalad Darro ay ku hayso Somaliland.

“Muuse Biixi wuxuu aqoonsan waayey inaanu nahay Beel jirta oo Xaquuq leh, Hadii uu na Aqoonsan waayey anaguna ma Aqoonsanin, SIdii beesha Garxajis u shirtay, Anaguna maanta aanu u shirayno, waa in Beelkasta ay ka Tashato Aayaheeda oo lagu Noqdo 1991-kii, Hadiiba dhamaan Xubnaha ugu muhiimsan ee ku jira Somaliland ay Muuse Biixi isku Reer yihiin Kaas cadaalad ka Fili mayo”Ayuu yidhi Suldaan Daahir oo kamid ah Waxgaradkii madasha ka hadlay.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=66066

Posted by on Aug 12 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.
  • Abdi: Runtu waxay tahay: Guddoomiye Gobol oo isu haysta inuu yahay “Madaxweyne Wadan” waxay ka dhigan...
  • Abdi: Qoraagga maqaalkani warar cadcad oo badan buu soo bandhigay. Waanna loo baahna. Anna waxan ku daraya:...