|

Daawo:-Jaamacadda City Boqolaal Ardey oo maanta u fadhiistay Imtixaanka aqbalaada Jaamacadda Sanadka-Video

Muqdisho (Horufadhi News)-Magaalada Muqdisho gaar ahaan Jaamacadda City oo kamid ah Jaamacaddaha ugu tayada roon ayaa waxaa maanta imtixaankii Aqblaada Jaamacadda Sanad dugsiyeedka 2018 /2019 u fadhiistay boqolaal ardey oo soo dhamaystay Dugsiyadda sare ee Dalka isla markaana kusoo biiray Jaamacadda City si ay uga mid noqdaan ardeyda Sanadkan bilaabaysa Jaamacadda.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=66055

Posted by on Aug 12 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: Nacas, beenwaas Horufadhi website.
  • mohamuud: soomaalidu waa caddow carabtuna waa walaalaheen?
  • mohamuud: iibsashada licence ka
  • mohamuud: war dadka waxba uma haysaane xaraash macnahheda malaha ma garanaysaan 20% hadii laina siiyo faaidaan qabnaa...
  • Rasta buuni: Ok