|

Daawo:-Xasan Daahir Aweys oo ka hadlay Qaraxii Buuhoodle & Taariikhdii Abdifataax M Ali-Video

Muqdisho (Horufadhi News)-Xasan Daahir Aweys oo ahaa gudoomiyihii golaha shuurada ee Maxaakiimta noqdayna kolkii danbe gudoomiyihii Xisbul Islaam ayaa ka hadlay qaraxii ka dhacay Buuhoodle, wuxuuna ku tilmaamay in Xasad loo diley.

HALKAN KA DAAWO…..

Xasan Daahir ayaa si weyn ugu amaanay dadka reer Khaatumo sooyaalka Soomaalinimada iyo ilaalinta midnimada dal weynaha.

Horufadhi.com

 

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=65929

Posted by on Aug 9 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • mohamuud: soomaalidu waa caddow carabtuna waa walaalaheen?
  • mohamuud: iibsashada licence ka
  • mohamuud: war dadka waxba uma haysaane xaraash macnahheda malaha ma garanaysaan 20% hadii laina siiyo faaidaan qabnaa...
  • Rasta buuni: Ok
  • Turab: Bismillaah Hey`adan, waxan ay iska qortay, xaga Somaliya 99.9% waa mala awaal. Ilaa dawladii Carta, waa...