|

Daawo:-Maamulka Soomaliland oo si yaab leh uga hadlay Madaxweynaha cusub ee Kililka Shanaad-Video

Hargeysa (Horufadhi News)-Wasiirka arrimaha dibadda Maamulka Soomaliland Sacad Cali Shire oo maanta Hargeysa kula hadlayey warbaahinta ayaa waxaa wariye yaashu waydiiyeen Su,aal ku saabsan xiisada iyo isbadeladda ka socda Dowlad deegaanka Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=65890

Posted by on Aug 7 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

2 Comments for “Daawo:-Maamulka Soomaliland oo si yaab leh uga hadlay Madaxweynaha cusub ee Kililka Shanaad-Video”

  1. Nacaybka iyo xumaha qolyaha somalilantu ay u qabaan dadka dds waa cadyahay waxaad ku garanay dadkii ethio ee rabshadaha ka qaxay qaara way soo celoyeen qaarna way soo dhawewyeen

  2. Dhaqane kaddaab number one
    Dadka Somalidu hees ka gees waa u free gelis iyo bixis iyo degidba waa dalkoodii laakiin adigu naceybka aad u qabto Somaliland ayaad dooneysay dumar iyo muslin ah oo Oromo ah inaanu xasuuqno oo shaambad xumi nagu dhacdo .

    Kililka yaa Reer Somaliland kaga badan?

    Kilika Allaah yarxam cabdi majiid sheekh xuzeen baa sameeyay maanta aad u aragto inuu reer leeyahay, isagaa kililka 5aad u bixiyay oo magacii qabiilka ka tirtiray.cid weliba madaxweyne wey ka noqotay aan baryo aheyn. Laakiin kii ku ooyayay ilaahow melez u naxariiso muu dhiman maantuu midhihii cunayaa isagoo bac ku xaaraya ayaa alambaqa lagu ruquusaa.

    Caqliga fayow waa caddaan inuu Somaliland yaalo

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: Timirtii horeba dab loo waaaaaaaa.
  • Abdi: Waxa dhaba in Muuse Biixi Cabdi naf la caari yahay, oo ku jiro “illayn naf gawracayni geed kama...
  • Abdi: Booqashadda haddeer socota waa ciyi waaggii ka beryey.
  • Abdi: Waxaan u sheegaya Madaxda Dawladda Federaalka Soomaaliyeed, gaar ahaan, Madaxweynaha iyo Ra’isal...
  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...