|

Boosaaso oo Caawa lagu dilay Maamule ku xigeenkii Shirkadda Golis-Akhriso

Garoowe ( Horufadhi News )-Wararka caawa naga soo gaadhaya magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Barri ayaa sheegaya  in  Caawa Halkaasi lagu dilay Mareeye ku xigeenkii shirka Isgaadhsiinta Golis Cabdulaahi Cali Cumar .

Ilaa hada ma cada cida ka dambaysa Dilka loogaystay Masuulkan, Iyadoo la sheegay in kooxdii dilka gaystay oo aan la aqoonsan ay Goobta ka baxsdeen.

Magaalooyinka  Boosaaso iyo Gaalkacyo ayaa kamid ah meelaha Lagu ugaadhsado Waxgaradka iyo Masuuliyiin ka tirsan Puntland.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=65897

Posted by on Aug 7 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Jiifdiid: Dagaal baa dhacaya ee dahabka iyo Ayuutada soo dira Nimankan waa Xarfaan lacagay sii aruuursanayaaan Qurba...
  • ahmed: Dhuuso ileen af qoyan hadal ma daayo isma maqalo miyaa faysal Faaruq shalay sow adigii cabaadaayey puntland...
  • Abdi: Waa beenawaas nacasoobay. Dhul Puntland cidina ma haysato. Dhulka waxa iska leh Khatumo State. Mr. Camay na...
  • Hirad: Madaxweyna cusub wasiirka warfaafinta soo dhawoow Axmed shide indr
  • Hirad: Dhaqane kaddaab number one Dadka Somalidu hees ka gees waa u free gelis iyo bixis iyo degidba waa dalkoodii...