|

Akhriso:-Hal Maamul Gobaleed oo Hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee Kililka Shanaad-Warbixin

Muqdisho  (Horufadhi News) – Hal maamul Goboleed oo ka tirsan Maamulada ka jiro dalka Soomaaliya ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee Dowlad Deegaanka Somaaliya Itoobiya.

Dowld Goboleedka Jubbaland ayaa hambalyo u dirtay Madaxweynaha cusub ee Dowlad Deegaanka Somaaliya Itoobiya Mudane Axmed Cabdi Maxamed oo ay isku jufo yihiin Madaxweyne Axmed Maxamed Islaan (Madoobe).

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Jubaland Mudane Abshir Coloow ayaa bartiisa Facebook ku qoray hambalyo ku aadan madaxweynaha cusub ee deegaanka Soomaalida Itoobiya loo magacaabay kadib markii uu is casilay Cabdi Iley.

“Waxaan soo dhoweynayaa una hambalyaynayaa Madaxweynaha cusub ee Dowlad Deegaanka Soomaalida, Mudane Axmed Cabdi Maxamed. Sidoo kale, waxaan ugu mahad naqayaa Madaxweynihii hore, Mudane Cabdi Maxamuud Cumar wanaagii iyo wax-qabadkii weynaa ee uu qabtay mudadii uu xilka hayey.”

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=65877

Posted by on Aug 7 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: Mr. R. Mustaqbal; Waan ka xumahay in maqaalka uu ka soo dheereeyey “Raalli gelin ay bixisay Dawladda...
  • mohamuud: BEESHA ISAAQ DADKA WAR HAUGA DHIGIN MAGACOODA WEBKA DHAN BAAD KU XAYAYSIISATAY MA HUNGURI SHILIMO AYAA GALAY
  • turab: https://www.youtube.com/watch? v=6CtwuCk1vKM
  • Turab: Bismillaah Shirtag, ma shalay buu waalaa mise maanta? Shalay wuxuu diidanaa qoladaa gooni goosatada jeegaanta,...
  • Kalshale: Jaamac siyaad intaas ayay garan laayihiin ka shaqaysta Maalinta xaaladdu xabad noqontana dhulbahane ayaanu...