|

Daawo:-RW.ku xigeenka Soomaaliya oo Puntland iyo Soomaliland u sheegaya in ay maamulo yihiin-Video

Garoowe (Horufadhi News)-Mahdi Maxamed Guuled Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Dowladda Federaalka Somaaliya ayaa ka hadlay xiisada u dhaxaysa Maamulada Puntland iyo Somaliland,isago sheegay in an marnaba la kala maarmin loona bahanyahay in Nabadda laga shaqeeyo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Mr Mahdi waxaa uu sheegay in Puntland tahay Nabad iyo Nolol Nabad iyo Nololna tahay Puntland ,hadalkan ayuu ka jeediyey Munaasibadii 20 sano guuradii kasoo wareegtay aas aaskii mamul Gobaleedka Puntland oo Habeen hore loogu dabaal degay Magaalada Garoowe.

 

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=65790

Posted by on Aug 5 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

2 Comments for “Daawo:-RW.ku xigeenka Soomaaliya oo Puntland iyo Soomaliland u sheegaya in ay maamulo yihiin-Video”

  1. afkiisa yaa laleh ?
    markuu hargaysa kasoo dego ( ilayn isagaa ka taliyee) siduu garoowe uga soo degay haynoo ahaato kkkkkkkkkkk
    marka jeelka mandheera la dhigo liinta yaanu waxba naga siin

  2. Mire kkkk wale xageedi ayad dhigtay nin walba oo sida u hadla marka laga qaado kursiga waxu micin bida madaxweynaha somaliland inu rali galin weydisto

Leave a Reply

Recently Commented

  • Jiifdiid: Dagaal baa dhacaya ee dahabka iyo Ayuutada soo dira Nimankan waa Xarfaan lacagay sii aruuursanayaaan Qurba...
  • ahmed: Dhuuso ileen af qoyan hadal ma daayo isma maqalo miyaa faysal Faaruq shalay sow adigii cabaadaayey puntland...
  • Abdi: Waa beenawaas nacasoobay. Dhul Puntland cidina ma haysato. Dhulka waxa iska leh Khatumo State. Mr. Camay na...
  • Hirad: Madaxweyna cusub wasiirka warfaafinta soo dhawoow Axmed shide indr
  • Hirad: Dhaqane kaddaab number one Dadka Somalidu hees ka gees waa u free gelis iyo bixis iyo degidba waa dalkoodii...