|

Daawo:-Shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ka furmay Garoowe kadib Muran ka dhashay Safarkii Khayre-Video

Garoowe (Horufadhi News)-Shirka golaha wasiirada dowlada federalka ayaa goordhow ka furmay magaalada Garowe ee maamul gobleedka Puntland.Shirkan oo uu guddoominayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa waxaa ka qeyb galaya Ra’iisul Wasaare kuxigeenka dalka iyo inta badan Golaha Wasiirada.

Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in shirka uu ka dhacayo xarunta Wasaaradda maaliyadda Puntland,iyadoo golaha wasiirada dowlada federalka la dejiyay hotelo ku yaal magaalada Garowe.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Shirkan ayaa wuxuu noqonaya shirkii labaad ee ay Golaha wasiirada dowlada federalka ku yeeshaan meel ka baxsan magaalada Muqdisho, kadib markii sanadkii hore sidan oo kale shirka Golaha Wasiirada lagu qabtay magaalada Kismaayo ee Jubbaland.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=65692

Posted by on Aug 2 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Daawo:-Shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ka furmay Garoowe kadib Muran ka dhashay Safarkii Khayre-Video”

  1. Hellooo

Leave a Reply

Recently Commented

  • Jiifdiid: Dagaal baa dhacaya ee dahabka iyo Ayuutada soo dira Nimankan waa Xarfaan lacagay sii aruuursanayaaan Qurba...
  • ahmed: Dhuuso ileen af qoyan hadal ma daayo isma maqalo miyaa faysal Faaruq shalay sow adigii cabaadaayey puntland...
  • Abdi: Waa beenawaas nacasoobay. Dhul Puntland cidina ma haysato. Dhulka waxa iska leh Khatumo State. Mr. Camay na...
  • Hirad: Madaxweyna cusub wasiirka warfaafinta soo dhawoow Axmed shide indr
  • Hirad: Dhaqane kaddaab number one Dadka Somalidu hees ka gees waa u free gelis iyo bixis iyo degidba waa dalkoodii...