|

LIVE-Qaraxii ismiidaanta ahaa Buuhoodle iyo masuuliyiinta ku dhintay oo korodhay.

Buuhoodle (Horufadhi News)-Qarax arxan darro ah oo argagaxisinimo ah ayaa ka dhacay Buuhoodle , kaasoo  uu ka danbeeyey ruux isqarxiyey oo la sheegay inuusan deegaanka ahayn. Masuuliyiinta ilaa hada la xaqiijiyey waxa ka mid ah Ahmed Maxamuud Doollaal oo aha wasiirkii hore ee amniga Khaatumo iyo Abdifataax Maxamed Ali oo ka mid ahaa siyaasiyiinta deegaanada SSC.

Wararku waxay sheegayaan in Buuhoodle uu ka jiro Jaha wareer xoogan, qaraxa noocaanoo kale ah ayaa noqonaya kii ugu horeeyey ee ka dhaca Buuhoodle.

la SOCO Tafaasiisha

  •  Waxa muuqata in meesha masiibo badan ka dhacday
  • Waxa muuqata inaysan ilaa hada jirin cid sheegatay weerarka
  • Waxa muuqata in ragga la bartilmaameedsaday ay ahaayeen kuwii deegaanka ugu muhiimsanaa
  • Waxa muuqata in bar tilmaameedku ahaa rag wadey abaabul ka dhan ah Somaliland
  • Horufadhi weli ma ogaan tafaasiisha ku saabsan sida ay isugu xidhan yihiin abaabulka SL ka dhan ah iyo weerrerka.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=65627

Posted by on Aug 1 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “LIVE-Qaraxii ismiidaanta ahaa Buuhoodle iyo masuuliyiinta ku dhintay oo korodhay.”

  1. Bismillaah

    ” Inaallillaahi, wa inaa illehi raajicuun”, Buuhoodle maanta waxa lagu dhex dilay labeentoodii, maxaa u hadhay oo ay sugayaan, ama loogu bedelayaa… Waxa u rahman Saracen iyo RRU, iyo maxaastii ay ku shaqaysteen ee geysatay masiibadaa degaan. Waa ayaan darro weyn reer Buuhoodlow, guuto 1aad ha saareen tuugada Bintiland iyo tuugada la shaqaysta Hargeysa, dhiigii raggooda aqoonta lahaana si hufan ha u daba galaan. Waa shuhadaa raggan maanta gacanta ka xaqa darani dishay. Waa inaan mar kale la idinku dhex dilin aqoon yahan kiina. Samair iyo Iimaan, dhamaan reer SSC, iyo dhiigii oo meeshii ka danbaysay la saaro. WBT

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.
  • Abdi: Runtu waxay tahay: Guddoomiye Gobol oo isu haysta inuu yahay “Madaxweyne Wadan” waxay ka dhigan...
  • Abdi: Qoraagga maqaalkani warar cadcad oo badan buu soo bandhigay. Waanna loo baahna. Anna waxan ku daraya:...